1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadaha Diyaaraha oo Gabi Ahaan Joojiyay Duulimaadyada Bariga Dhexe iyo Cabsida Jirta Xilli ay sii kordhayso xiisadda gobolka bariga dhexe ayaa waxaa arrintaas ka dhashay walaac nabad-galyo oo baaxad leh iyo hoos u dhac dhaqaale, sidoo isku socodkii iyo duulimaadyadii dalalka qaar tagi jirey ayaa hakad galay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddiga Gurmadka Musiibadii Liido oo Bulshada Ugu Baaqay Iney Gurmadka Ka Qeybqaataan Guddiga Maaliyadda Gurmad Qaran ee qarixii xeebta Liido ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay ka qeyb-qaataan gurmadka shacabkii waxyeellada ka soo gaartay qarixii Liido.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Hormarinta Maaliyadda oo Maalintii Labaad oo Socda Muqdisho Shirka horumarinta Maaliyadda Dalka ee u dhexeeyay Wasiirrada Maaliyadda heer federaal iyo heer dowlad-goboleed ayaa maanta looga dooday sidii loo mideyn lahaa lambarka aqoonsiga cashuur-bixiyaha oo muhiim.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaarad Helicopter ah oo Ku Burburtay Dalka Nepal iyo Khasaare Ka Dhashay Diyaarad Helicopter ah ayaa ku burburtay kayn ka baxsan caasimadda dalka Nepal, wax yar uun ka dib markii ay kacday ka garoonka, waxaana ku dhintay dhammaan dadkii sarnaa oo ahaa shan qof sida ay saraakiisha dalkaasi sheegeen.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Golaha Wasiirrda Soomaaliya oo Ka Shiray u Diyaar Garowga Shirweynaha Isbedelka Cimillada Adduunka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee COP 29, kaas oo bisha Nofeembar.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Howlgalka Cusub ee Ciidanka Midowga ee Soomaaliya Imaanaya oo Lagu Dhawaaqay Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu wadaa in uu beddelo howlgalka Midowga Afrika ee xilligaan ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) oo ku eg December 2024.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowlada Ruushka oo Ukraine Ku Eedeysay Taageeridda Kooxaha Argigixisada ah Ruushka ayaa Ukraine ku eedeeyay in ay xiisad colaadeed ka hurinayso dalalka galbeedka Afrika ka dib markii Mali iyo Niger ay xiriirka diblumaasiyadeed u jareen Kyiv, iyagoo sheegay inay taageerto kooxaha argagixisada ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Wasiirka Cadaalada oo Muqdisho Ka Furay Shir Wadatashi ah oo Ku Saabsan Arrimaha Dastuurka Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin ayaa daahfuray shir wadatashi ah oo Wasaaarada cadaalada iyo Arrimaha dastuurku la yeelaneyso Hay’adaha dowlada.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee Looga Hortagi Karaa Dhibaatooyinka ay La Kulmaan Dadka Muruqmaalka ah? Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada Soomaalida si xoog leh u qabsaday muuqaalka haweenay waayeel ah oo kamid ahayd shaqaalaha dhismaha magaalada Baydhabo, taas oo uu fal foolxun oo arxan darro ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo Shaacisay Tirada Weerarrada ay Ku Qaadeen Gacanka Cadmeed Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in ay beegsadeen 41 markab oo Israa’iili laga leeyahay tan iyo markii ay billaabeen howlgallada ay ku taageerayaan dadka reer Falastiin ee marinka.