1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ku Dhowaad 50 Muhaajiriin oo Soomaali Ku oo Ku Geeriyootay Xeebaha Dalka Yeman Ugu yaraan 49 qof ayaa ku dhintay 140 kalena waa la la’yahay ka dib markii dooni ay la socdeen qaxooti iyo muhaajiriin ka yimid Geeska Afrika, kuna socday Yemen ay degtay, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka u qaabilsan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Hirshabeelle oo Wasiir Cusub Magacaabay oo Kamid Noqnaya Xukuumadda Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa marka uu arkay qoddobada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle waxa uu xilka ka qaaday Mudane Maxamed Faarax Cali.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in Ciidanka Tabarbarkiisa La Mideyn Doono Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee ciidanka qalabka sida, ee ay inaga caawiyaan dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweyne Ku-xigeenkii Malawi iyo Dadkii La Socday oo La Xaqiijiyay in ay Dhinteen Dowladda Malawi ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay Madaxweyne ku xigeenkii dalka Malawi Saulos Chilima iyo 9 qof oo la socday in ay dhinteen ka dib markii ay la dhacday diyaarad ay shalay kala raceen magaalada caasimadda ah ee Lilongwe.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Guddoomiyay Shirka Dowladaha Deeqaha Bixiyo oo Ka Dhacay Nairobi Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddomiyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen labada heer ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo deeq bixiyeyaasha caalamiga ah oo ka dhacay magaalada Nairobi.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Owqaafta Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Xajka Sucuudiga? Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Dowladda Sacuudiga mudane Towfiiq Binu Fowsaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Macalimiin Mareykan ah oo Lagu Weeraray Macbad Ku Yaalla Shiinaha oo ay Booqanayeen Afar macalin oo Mareykan ah oo wax ka dhiga jaamacad yar oo ku taal Magaalada jilin ee bariga Shiinaha ayaa tooray lagu weeraray sida ay warinayso warbaahinta dalka maraykanku, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa Looga Hadalay Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwaasaraha Norway? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Oslo, Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway Mr Jones Gahr Støre.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Golaha Ammaanka oo Ansixiyay Xabadjoojin Laga Hirgeliyo Marinka Qaza ee Lagu Go’ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar uu ku taageerayo hindise xabbad-joojin ah oo uu Maraykanku soo jeediyay, kaas oo looga gol leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka siddeedda bilood.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Kasoo Kordhay Dadaallada Baadgoobka Diyaaraddii Madaxweyne ku-xigeenka Malawi ee La Waayay? Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta ayaa sii socon doona ilaa laga helayo diyaaraddii la la’yahay ee uu la socday madaxweyne ku xigeenka Malawi, Saulos Klaus Chilima, sida uu sheegay madaxweynaha dalkaasi.