3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaladda Gobollada: Abaarta Ku Dheeraatay Soomaaliya oo Keentay Dhimasho iyo Barakac Roob la’aan dhacday afarta xilli ee lasoo dhaafay ayaa sababtay in Soomaaliya ay ka dhacdo abaar dheraatay, noqotana tii ugu darneyd muddo sanado ah iyada oo dowladda federaalka ah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Canada: Haddii Aad Ku Sugan Tahay Itoobiya, Si Deg-Deg Ah Dalkaas Uga Bax Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya in ay si deg deg ah kaga soo baxaan dalkaas halka kuwa u socdaalaya dalkaas loogu baaqay in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Carruur Biyo La’aan Ugu Geeriyootay Gobalka Gedo Guddomiyaha degmada Luuq ee gobalka Gedo Cali Kediye Maxamed, ayaa sheegay in saacadihi la soo dhaafay carruur dhowr ah ay biyo la’aan ugu geeriyoodeen degmada Luuq. Cali Kediya ayaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Loo Ceyriyey Wasiirkii Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq? Su’aasha ugu weyn ee jawaabta u baahan maanta waa sababta loo ceyriyey wasiirkii arrimaha dibadda Maxamed Cabdirisaq, looguna dhiibay jagada mid ka mid ah gacanyareyaasha madaxweynaha muddadiisu dhamaatay Maxamed Cabdullahi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi casiis Afrika Oo Muqdisho Lagu Dilay Allaah u naxariisto waxaa goordhaw dhaawac ka soo garay qarax ka dhacay Muwdisho u geeriyooday Wariye Cabdi casiis Maxamuud Guuled Afrika. Cabdi casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha Radio…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Wasiirka Arrimaha Dibadda U Magacaabay Mid Ka Mid Ah Lataliyayaasha Farmaajo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha dibadda Xukumadda Federaalka. Rooble oo xilkan ka qaaday Maxamed Cabdirisaaq isagoo xilka ka qaaday Cabdi Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diiwaan Gelinta Musharixiinta Golaha Shacabka Ee Matalaya Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho Ka Bilaabaneysa Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo diiwaan gelinta musharixiinta golaha shacabka. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu sheegay in 20/21/22 bishaan ay dhaceyso diiwaangelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Shaacisay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha Musharixiinta golaha shacabka looga baahan yahay. Shuruudaha guddiga ay shaaciyeen ayaa waxaa qeyb ka ah in looga baahan yahay in musharaxa laga rabo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 11-ka Kursi Ee Koonfur Galbeed Loogu Tartamayo Golaha Shacabka Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo saaray liiska ilaa 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo lagu tartami doono. Kuraasta ayaa kala ah: #HOP193, #HOP041 , #HOP042 , #HOP171 ,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 4 Qodob oo Hortaagan Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Iyada oo lasoo gabagabeeyey doorashadii aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad, qaadatayna 4 bil ayaa waxaa dhaqaaqi la’ middii golaha shacabka ee ka kooban ilaa 275 xildhibaan taasi oo loo aaneynayo…