1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shan Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Galmudug Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay shan kursi oo ka kamid ah kuraasta golaha shacabka kuwaas oo maalmaha soo socda doorashadooda la qaban doono. Kuraastaa shaaciyay ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Aniga Nafteyda Qatiyaan Ayaan Taaganahay, Waxaan Taaganahay Allow Kasoo Saar Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa sheegay inuu quus ka joogo sida ay maamul goboleedyada ugu dheggan yihiin doorashada golaha shacabka. Rooble oo ka hadlayey xaflad ka dhacday caasimadda Dhuusamareeb,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor-Qoor: Shanta Kursi Ee Ugu Horeyso Golaha Shacabka Ayaa La Shaacinayaa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah lagu wado in la shaaciyo liiska shanta kursi ee ugu horeyso golaha shacabka ay galmudug…
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladaha Amni, Siyaasad iyo Abaaro Ee Ka Jira Soomaliya Ergayga xoghayaha guud ee qarmada Midoobay u qaabilsa arrimaha Soomaaliya danjire James Swan ayaa khudbad dhinacya badan taabaneyso oo uu kaga hadlayay xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhiga golaha Ammaanka. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Dhageey Oo Is-casilay Senator Yuusuf Gelle Dhageey oo ka mid ah senatorada Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug laga soo dortay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka senator nimo oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Shuruudo Ku Xirtay Maalgelinta Doorashada Beesha caalamka, gaar ahaan Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa qoraal wadajir ah oo ay la wadaageen ra’isul wasaare Rooble iyo guddiyada doorashada ku sheegay in bixinta lacagta doorashada $27.2 Milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Berri Xuseysa Maalinta Tirakoobka Afrika Maalintan oo la xuso November 18 sanad walba waxaa iska kaashanaya hey’adda qaran ee Tirakoobka iyo UNICEF, waxaana sidoo kale kasoo qeyb galaya Kate Foster, safiirka UK ee Soomaaliya. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Jaantuska Qoondada Haweenka Ee Doorashada Golaha Shacabka Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee doorashooyinka ayaa soo saaray tirada haweenka ee maamul gobaleedyada laga soo dooranayo. Maamul gobaleedyada dalka ayaa loogu baaqay in ay ilaaliyaan qoondada haweenka ee Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Uganda: Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Kampala Wararka ka imaanaya caasimadda Uganda ee Kampala ayaa sheegaya in goordhaw ay laba qarax oo xooggan ay ka dhaceen bartamaha magaalada. Qaraxyada ayaa sababay burburka hanti fara badan iyo Dhimashada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammanka Oo Kordhiyay Cunaqabateynta Hubka Ee Soomaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta dhanka hubka ah ee saaran Soomaaliya tan iyo dagaaladi sokeeye. War-ka soo baxay Golaha ammaanka ee qaramada mdioobay ayaa lagu sheegay in…