1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Shirka Guddiyada Joogtada ah ee Labada Heer Dowlad Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ku dhex maray Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Iyo Guddiga Joogtada ah.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Imtixaanka Shaadiga Fasalka 8-aad oo Maanta Muqdisho Sirasmi ah Uga Furmay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad, ayadoo ay u fariisteen 35, 307 arday oo ka kala socda 656 dugsi oo ku yaalla gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Guddiga Qabanqaabada Todobaadka Xoriyadda oo Mudisho Kasiiwada Kulamadooda Joogtada ah Guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay sidii loo dardargelin lahaa shaqada guddiga, waxaana shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Dalka Norway, Wax Ka Ogow Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana halkaas kaga qeyb-galayaan shir caalamiga ah ee Oslo forum
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Wariye Muddo La Raadinayay oo Meydkiisa Laga Helay Xeebaha Dalka Giriigga Baadi-goob maalmo qaatay oo lagu raadinayay wariye ka tirsan Telefishinka Britain oo lagu magacaabo Michael Mosley, ayaa ugu dambeyn meydkiisa la soo saaro Jaziirad ku taalla dalka Giriiga, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 F𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐭𝐚𝐬𝐡𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝟓𝐭𝐚 𝐜𝐮𝐭𝐮𝐛 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐞𝐞𝐠𝐢𝐬𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐊𝐌𝐆. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 oo kulan fogaan arag ah la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ayaa daahfuray
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wafdi Ka Socday Galmudug oo Gaaray Magaalada Ceeldheer ee Bariga Galgaduud Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka howlaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe oo ay wehliyaan maamulka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa saakay gaaray goobihii uu shalay ka dhacay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxda Xuutiyiinta oo Weerar Gantaalo ah Markab Xamuul ah oo Ku Gooshayay Badda Cas Shirkadda ammaanka badda Britain ee Ambrey ayaa sheegtay in markab xamuul oo watay calanka Antigu iyo Barbuda uu gantaal ku haleelay meel 83 meyl u jirta magaalada cadan ee dalka Yemen, kana xegta dhanka koonfur bari.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo 210 Falastiiniyiin ah Maalin Qura Ku Dishay Marinka Qaza Masuuliyiinta Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay, weerar isugu jiray cirka, dhulka iyo badda oo ay Isra’il shalay ku qaadday bartamaha Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ciidankiisa Kala Baxaya Niger iyo Ruushka oo Durba Lagu Arkay Wararka ka imaanaya dalk Niger ayaa sheegaya in diyaarad sida qalab milatari iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Mareykanku ay ka duushay gegi ku taalla duleedka caasimadda Niamey, taas oo ah tillaabadii ugu horreysay.