1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Israa’iil oo weerartay iskuul ay Qaramada Midoobay maamusho oo ku yaalla bartamaha Gaza Weerar cirka ah oo Israel ay ku qaaday iskuul ay maamusho Qaramada Midoobay oo hoy u ah dadka reer Falastiin ee ku barakacay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Gaza ayaa lagu dilay inta u dhaxaysa 35 iyo 45 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka dhashay Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Galgaduud Dagaal oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kala dega Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa saaka ka bilowday inta u dhaxaysa deegaanada Laandheer iyo Qalaanqalle oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowladda iyo Al Shabaab oo Ku Dagaallamay Degmada Ceeldheer ee Bariga Galgaduud Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa ka hortagay weerar Al Shabaab ay Saaka ay kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo horay looga xoreeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Soomaaliya oo Markii Ugu Horeysay Ka Qeybgashay Shir Madaxeedka Bariga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Arday Galeysa Imtixaanka Shahaadiga ee Dowladda oo Laga Soo Sagootiyay Balad Xaawo Gudoomiyaha degmada Baladxaawo mudane Cabdicasis oo uu wehlinayo madaxa arimaha bulshada maamulka degmada mudane Nuur Cadawe Baadow ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu dhiirigelinayay in ka badan 423.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shir Madaxeedka 23-aad ee Dalalka Bariga Africa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shir Madaxeedka 23-aad ee aan Caadiga Ahayn ee madaxda dalalka xubnaha ka ah Urur Goboleedka Iskaashiga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Ka Tirsan Xoogga Dalka Qeybihiisa Kale Gadisan oo Tababar Loogu Soo Xiray Turkiga Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jiro ciidanka Badda, dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dal Turkiga, halkaas oo muddo lagu carbinayay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbalanad oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga tababarka Ciidanka Darawiishta Jubaland cutubyo ka tirsan guutada guutada Birjeex ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Kulanka Banbaxa Guddiga Joogtada ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir Guddoomiyay kulanka banbaxa Guddiga Joogtada oo ku qabsoomay magaaladda Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin u Dhashay Faransiiska oo Lagu Eedeeyay Uruurunti Xogo Milatari oo Ruushka Lagu Xiray Ruushka ayaa xiray nin u dhashay dalka Faransiiska oo u shaqeynayay hay’ad fadhigeedu yahay Geneva, kuwaas oo lagu ku eedeeyay inuu ururiyay macluumaadka ku saabsan militariga, iasagoo ku guuldareystay.