1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti Dhowrka Guud Oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray In Ay Soo Gudbiyaan Heshiisyada Dhulalka Dadweynaha Xafiiska hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa ku amray hay’adaha dowladda in ay soo gudbiyaan dhamaan mashaariicda iyo heshiisyada dhulalka dadweynaha ee ay galeen. Hanti dhowrka guud oo maalmihi la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Salka Ku Hayaa Amarka Maamulka Gobolka Banaadir kula wareegay Isbitaalada Yardameeli iyo Jazeera ? 07- 8 August 2021 waxa soo ifbaxay khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya Ra’iisulwasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Xusen Rooble iyo Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isugu jawaabay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiska Badda oo Agoontoobey, Halyeeyga Eng Saalixi oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikhdiisa Eng. Maxamed Cumar Saalixi oo ahaa halyey qaran oo gacanta ku hayey kiiska badda Soomaaliyeed ayaa goordhow geeryooday, Saalixi oo muddo ku xanuunsanaa Turkiga ayaa saaka la keenay caasimadda Muqdisho,…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Munaasibad Ay Ku Qalin Jabiyeen In kabadan 800-arday Oo Wax Ka Baratay Jaamacadda SIU Oo Muqdisho Lagu Qabtay Waxaaa magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasibad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 800- arday kuwaas oo dhameysatay heerka Koowaad ee waxbarashada Jaamacadda. Ardaydan oo wax ka baratay Jaamacadda Caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti Dhowrka Qaranka Oo Joojiyay Qandaraas Dubbe Uu Bixiyay Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa gebi ahaan baabi’iyay qandaraas wasiirka Warfaafinta uu ku bixiyay dhul ku yaallo gudaha Tiyaatarka Qaranka. Xafiiska hanti dhowrka ayaa sheegay in aysan sax aheyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shamuuri Oo Geeriyooday, Akhriso Taariikhdiisa Oo Kooban Allaah u naxariiste waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Aadan Abdiid (Shamuuri) oo ka mid ahaa hobaladii Fanka Soomaalida. Shamuuri ayaa mudda dheer ku dhex jiray howlaha fanka, isagoo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Bilawgii todobaadkaan koox aan la aqoon heyb tooda ayaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo marayay waddo ku taalla Magaalada Toronto ee dalka Canada. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Garoon Diyaaradeed Oo Ku Yaallo Sacuudiga Diyaaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone-ka oo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yamen ayaa duqeyn ka fulisay gudaha garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga sida ay sheegen xulafada uu horkacayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wacay Dhiggiisa Qatar Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaq ayaa khadka telefanka kula xiriiray dhiggiisa Qatar ahna ku xigeenka ra’isul wasaaraha Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxman Al-taani. War Saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo La Kulmay Guddiyada Doorashada Labada Heer Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad gobaleed. Rooble ayaa guddiyada kala hadlay halka ay marayaan howlaha doorashooyinka iyo…