U bood dhigaalka

Rooble Oo La Kulmay Guddiyada Doorashada Labada Heer

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad gobaleed.

Rooble ayaa guddiyada kala hadlay halka ay marayaan howlaha doorashooyinka iyo xaaladihii ugu dambeyay.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale kulanka intii uu socday ku booriyay ra’iisul wasaaraha in guddiyada ay howlaha doorashada ay dardar geliyaan.

Kulanka Rooble iyo Guddiyada doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad gobaleed ayaa sidoo kale waxaa Goobioog ahaa Guddiga xalinta khilaafaadka

Goobjoog News