1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dalkii Ugu Horreeyay ee Yurub Ku Yaalla oo Dacwad Kusoo Oogaya Israa’iil Dowladda Spain ayaa sheegtay inay ka codsan doonto maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay inay ku biirto kiiska Koonfur Afrika ee ku eedaynaya Israa’iil inay xasuuq ka geysatay marinka Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxaad Ka Ogtahay Dowladaha Kamid Noqday Golaha Ammaanka Kadib Kal fadhiga 78-aad Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ayaa ka qabsoomay magaalada new York ee dalka ayaa, ahna xarunta Qaramada Midoobey, waxaana lagu doortay shan kamida xubna aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Dhoweeyay Kursiga Xubinnimada Golaha Ammaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, muddo labo sano ah.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Kursiga Golaha Ammanka ee Qaramada Midoobay Soomaaliya ayaa xubin aan joogto aheyn ka noqotay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay oo goor dhow soo dhamaatay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo Xukun Toogasho ah Ku Fulisay Sedex Ruux oo Dishay Macalin iyo Dhaqtaer Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa goordhow dil toogasho ah ku fulisay rag loo heystay dilka macalin iyo dugsi Qu’aan oo lagu dilay deegaannada Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Shir Guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirrada Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Furay Shir Ku Saabsan Garsoorka Dalka Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashe Yuusuf Faarax ayaa Furay shir ku saabsan Garsoorka dalka oo ay isugu yimaadeen bahda Garsoorka, Xeer ilaalinta, iyo saraakiisha ciidanka boolisku.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo Toogasho Ku Fulineysa Rag Dilay Macalin iyo Dhaqtar Walaalo ah Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa la filayaa inay goordhow dil toogasho ah ku fuliso rag horay Macallin iyo Dhakhtar walaalo ah ugu diley deegaanka ku dhow magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo La Kulmay Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Train oo Khasaare Sababay oo Ka Dhacay Dalka Czech ee Bariga Yurub Afar qof ayaa ku dhimatay in ka badan labaatameeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen shil Tareen oo ka dhacay magaalada Pardubice ee dalka Czech, oo qiyaastii 100 KM u jirta caasimadda dalkaas ee Prague.