1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyay Waqtiga La Qabanayo Waxaa goordhaw la shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada guddoonka guddiga doorashada Somaliland. Guddigan oo muddooyinkii u dambeyay u kala qeybsana laba garab oo ay kala hogaaminayaan ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug : Qoor-qoor Oo Maanta Shaacin Doono Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu ku dhawaaqo liiska musharixiinta Aqalka sare. Qoorqoor ayaa shaacin doono Liiska oo muddooyinkii u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheikh Shariif Oo Beeniyay In Uu Ka Tanasulay Musharaxnimadiisa Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaar ka Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa beeniyay warar saacadihi la soo dhaafay baraha bulshada la hadal hayay oo sheegaya in uu isaga tanaasulay tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Markale Madaxda Dowlad Gobaleedyada Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Kulanka Rooble iyo dowlad gobaleedyada ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiraxmaan Mursal ” Macallin Cabdi Joon Ku Soo Dhawoow Heegan” Kooxda Kubbadda Cagta Heegan Sports Club ayaa soo bandhigtay tababarihii hore kooxaha Raadsan,Horseed,Elman iyo Dekedda Cabdiweli Maxamed Maxamuud (Cabdi Joon) oo ka mid ah tababaryaasha ugu wanaagsan kubbadda cagta gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo baa’biyay Guddoonka guddiyada doorashada gobollada Waqooyi , Dhisi doona mid kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo “Xiriirka Kubad Cagyaraha Iyo Xiriirka Kubabdda Cagta Soomaaliya Waan In Ay Wada Shaqeeyaan” Falanqeeyaasha kala ah Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo iyo Cabdullahi Faarax Daguur oo ka faalooda ciyaaraha gudaha ayaa bogaadiyay da’daalada ay wadaan madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubad cagyaraha ee SOMFA,iyagoo soo jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wakiillada Somaliland oo Guddoomiye Cusub Doortay, Xisbi Mucaarad ah ayaa helay Golaha wakiillada Somaliland ayaa goordhow waxaa ay Guddoomiye cusub u doorteen Cabdirisaq Khaliif oo ka tirsan xisbiga Waddani. Khaliif ayaa doorashada kadin afhayeen u noqon doona aqalka golaha wakiillada Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanada Somaliland Oo La Dhaariyay Waxaa goordhaw xarunta golaha wakiilada Somaliland ee magaalada Hargeysa lagu soo gaba gabeeyay dhaarinta xildhibaanada cusub ee golaha. Xildhibaanadan oo gaaraya illa iyo 82 mudane, ayaa bishii May dhamaadkeedii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Senator Xuseen Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Uu Ka Mid Noqdo Waxaa lasoo gabagabeeyey kursiga Aqalka sare ee ay ku tartamayaan Dr. Xuseen Maxamed Daahir iyo Xasan Maxamed Nuur, waxaa kusoo baxay Dr. Xuseen. Waa Kuma Dr. Xuseen Maxamed Daahir? Dr.…