1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed : Doorashada Aqalka Sare oo Ka Bilaabatay Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka maamulka Koonfur galbeed ayaa saaka lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada Aqalka sare. Guddiga doorashooyinka ayaa ku guda diyaar garowgoodii ugu dambeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Ku Wajahan Koonfur Galbeed Waxaa lagu wadaa in saacada soo socda ee saaka magaalada Baydhabo ay gaaraan wafi uu hogaaminayo guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka Heer Federaal Cabdullahi Abyan Nuur. Wafdigaan ayaa goordhaw ka ambabixi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Markale Kulan Isugu Keene Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuled Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay markale kulan la qaatay sii hayaha gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxmed Guuleed.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yoonis Cabdirisaaq Faarax Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Sweden Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaaq Faarax ayaa ku biiray kooxda Eskilstun City ee ka dhisan Wadanka Sweden, waxaana xidigan ka dhalay xidigihii hore kooxaha Madbacada Qaranka iyo naadiga Horseed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeeray Golaha Wakiilada Somaliland Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne uu ku meel mariyey Isugu Yeedhidda Golaha Wakiillada Cusub. In Fadhiga ugu horreeya ee Golaha Wakiillada cusub ee dhawaan la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdullahi Faarax Daguur “ Tababare Cabdi Joon Wuxuu U Qalmaa Hogaaminta Xulka Qaranka Soomaaliya” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka faalooda Ciyaaraha gudaha iyo dibadda ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports wuxuu kaga hadlay arimo badan,Ugu horeyn falanqeeye Cabdullahi Faarax wuxuu ka hadlay tababare…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Galmudug Oo Qoor Qoor Ugu Baaqay In Uu Soo Gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa madaxweynaha galmudug ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska musharixiinta Aqalka sare. War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in waqtiga doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed : Guddiga Doorashada Aqalka Sare Oo Bilaabay Diiwaangelinta Musharixiinta Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka maamulka Koonfur galbeed ka bilaabmaya diiwaan gelinta musharixiinta Aqalka sare. Guddiga doorashooyinka ayaa kadib shaacinta liiska musharixiinta waxa ay soo saareen Jadwalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Xuseen oo Goobjoog u Xaqiijiyey in Laga Reebay Liiska Aqalka sare Waxaa hadda soo baxay liiska Aqalka sare u tartamaya ee maamul goboleedyada Aqalka sare, waa lasoo badhigay ilaa 5 kursi. Waxaa xusid mudan in liiska laga saaray Senator Xuseen Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur galbeed: Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka koonfur galbeed ayaa goordhaw shaaciyay jawalka doorashada Aqalka sare. Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay doorashada ay dhaceyo maalinta isniinta ah. Beri oo ay taariikhda tahay…