1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa goordhaw magacaabay liiska Musharixiinta Aqalka sare. Lafta gareen ayaa magacabay 5 ka mid ah 8 kursi ee dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorshooyinka Koonfur Galbeed Oo Kulan La Qaatay Guddiga Baarlamaanka U magacaabay Qabashada Doorashada Aqalka Sare Gudoomiyaha Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed Xubno ka tirsan Gudiga ayaa kulan la qaatay Xubnaha Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed : Lafta Gareen Oo Maanta Shaacin Doono Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Waxaa lagu wadaa Maanta ilaa Caawa in MD Laftagareen soo magacaabo Listiga Senetarada Somaliya KG ku metelaya oo ka kooban 8 Sen. Lafta gareen ayaa maalmo ka hor dalka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garowe: Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dab Ka Kacay Warshad Isbuunyada Sameyso Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in goordhaw uu dab khasaaro geysta ka kacay magaalada. Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay warshad sameys Isbuunyada oo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Sababay Dhimashada Laba Carruur Ah Oo Ka Kacay Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in xalay guri ku yaallo xaafadi Daami uu ka kacay dab xooga. Dabka ka gacay guriga ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Sababay Dhimashada Ciyaaryahano Oo Ka Dhacay Kismaayo. Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhaw halkaas uu ka dhacay qarax xooggan. Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay gaari ay saarnaayeen koox ciyaarta kubadda cagta…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dood Wadaag ku aadan sare u qaadista ka qeybgalka haweenka ee Doorashada 2021 Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay dood cilmiyeed ay si wadajir ah u soo agaasimeen EISA iyo Goobjoog News ayaa looga hadlay Dhiiragelinta Haweenka Musharaxiinta ah iyo Sare u qaadista ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo: Waa Kuma 4-ta Senator ee Isbadal-doonka usoo Baxday maanta. Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol lagu jabiyey Jubbaland. Sidee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Iftin Iimaan, Senatorka Afaraad ee u guuleystay Isbadal-doonka 2021 Waxaa goordhaw la soo gaba gabeyay doorsahada kursigii afaraad ee aqalka sare oo ay kuwada tartameen Xaliimo Jaamac Maxamed iyo Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan. Kursiga ayaa waxaa ku guuleystay Iftin Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iftin Baasto Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii afaraad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Iftin Xasan Iimaan 2: Ibraahim Yacquub Aadan.…