U bood dhigaalka

Lafta-gareen Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Luuliyo 31, 2021

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa goordhaw magacaabay liiska Musharixiinta Aqalka sare.

Lafta gareen ayaa magacabay 5 ka mid ah 8 kursi ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ku leeyahay Aqalka sare.

Maamulka Koonfur galbeed ayaa ah maamulki labaad ee si toos ah u bilaaba diyaarinta doorashada Aqalka sare.

Hoos ka akhriso magacyada  Musharixiinta.