Guddiga doorashooyinka koonfur galbeed ayaa goordhaw shaaciyay jawalka doorashada Aqalka sare.
Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay doorashada ay dhaceyo maalinta isniinta ah.
Beri oo ay taariikhda tahay 1 bisha ayaa la sheegay in ay bilaabaneyso diiwaan gelinta musharixiinta.
Hoos ka akhriso jadwalka doorashada aqalka sare .
