1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Dooroshooyinka Oo Maanta Furmayo, Guudlawe oo Zoom Ka Soo Galaya Turkiga Waxaa maanta lagu wadaa in uu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, Koonfur galbeed, Jubbaland, maamulka Gobalka Banaadir iyo Ra’iisul wasaare Rooble…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Wasaaradda Ciyaaraha Soomaaliya Waxaay Diyaar U Tahay Garabsiinta Xiriirka Minifootboolka” Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabgabeeyay koob lagu xusayay todobaadka xoriyada,waxaana iska kaashaday Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiririirka kubad cagyaraha Soomaaliya,ciyaartii fiinalaha waxaa wada dheelay kooxaha Al-Jazeera iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bil Ayaa Laga Joogaa Heshiiskii 27-kii May ee Doorashada, 60-kii Cisho oo Mugdi Ku Jira! Waxaa 30 cisho ka tagtay 60-kii cisho ee heshiiskii May 27, 2021 ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada kaas oo dhigaya in 60 cisho lagu dhameystiro doorashada Soomaaliya. In…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxuu Isku Casilay Wasiirkii Caafimadka UK Matt Hancock!? Wasiirka Caafimaadka dowlada Ingriiska Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirnimada dalkaas kadib markii uu dhaleeceyn xooggan kala kulmay mucaaradka daalkaas, xilli la arkay isaga oo dhunkanaya gabar gacan yarihiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xuska 44-Sano Guuradii Ka Soo Wareegatay Xornimada Jabuuti Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xuska munaasibadda 44-sano guuradii ka soo wareegatay markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaanka Wisil Wararka naga soo gaarayo deegaanka Wisil ee hoostaga magaalada Hobyo ee goblka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal uu ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo Ururka Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Dil-wadareed Ku Filisay Rag Ka Tirsanaa Al-Shabaab Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa waaberigii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Gen. Maxamuud Cabdi Maxamed guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe Oo Ka Horyimid Shirka Muqdisho Ka Furmaya Maamulka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in aysan ka qeyb galeynin shirka wadatashiga doorashooyinka oo uu ku baaqay ra’iisul wasaare Rooble . War ka soo baxay Hirshabeelle ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Ka Badbaaday Waxaa magaalada Balli-dhidin qarax lagula eegtay kolanyo ciidan ah oo uu la socday wasiirka Amniga dowlad gobaleedka Puntland . Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka.…