1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliban oo Isku Fidineysa Afghanistan Kahor Bixitaanka Mareykanka Inkasta oo ciidanka Mareykanka ay ka wada bixi doonaan September hadana kooxda Dhaalibaan ayaa bilowday iney qabsadaan magaalooyin iyada oo ay xarakada u muuqato awooddii badali laheyd Washington. Qiyaas ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ethiopia : Dadweynaha Oo Saaka U Dareeraya Goobaha Codbixinta Waxaa saaka oo Isniin ah dadka ku nool dalka Itoobiya u dareeren goobaha codbixinta si ay u soocodeeyan doorashooyinka heer federaal iyo heer deegaan ee dalka Itoobiya . 45 xisbi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dowladda Soomaaliya Oo Kalluunkeeda Ku Badalaneysa Qaadka Itoobiya Dowladda Soomaaliya ayaa dhiggeeda Itoobaya maanta la saxiixatay heshiis ah Is-dhaafsiga Qaadka Itoobiya iyo Kalluunka Dalka . Munaasibadda Heshiiskaan oo ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Iran Raisol-Sadati Mas’uuliyiinta Iran waxay xaqiijiyeen in madaxii garsoorka iran Ebrahim Raisi, uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee jimcihii ka dhacday dalkaasi. Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Ruuxaani ayaa la kulmay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya iyo Soomaaliya oo Mar Kale Noqday Malab iyo Caano Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dhacay isu soo dhowaanshiyo aad u weyn oo ah labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya kadib markii Muqdisho ay xiriirka jartay 7 bil kahor. Safiirka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Guddiga Ku Daray Dad Ku dhow Farmaajo Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa goordhow magacaabay guddiga federaalka u matalaya doorashada iyo khilaafaadka, waxaaase durbadiiba soo baxay cabasho laga qabo. Rooble dadka uu magacaabay waxaa ku jirta la taliyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF oo Magacawday Guddiyada Doorashada Heer Federaal Ra’iisul wasaaraha xukuumadda kumeel gaarka ah Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabaay guddiga doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka . <span;>Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa goor dhaw baahiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Col Saney iyo 3 Kale oo Ku Dhaawacmay Weerar Alshabaab ku Qaadeen Biyo-cadde Qarax ismiidaamin ah ayaa la sheegayaa in lala beegsaday xero ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin deegaanka Biya-Cadde ee Shabeelada Dhexe . Qaraxa waxaa ku dhaawacmay sida la xaqiijiyey 4 sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Hore ee Zambia oo Geeriyooday Waxaa goordhaw geeriyooday Madaxweynihii hore ee Zambia, Kenneth Kaunda. Kaunda ayaa jiray da’da 97 sano, isagoo muddoo yinkii dambe xanuun sanayay. Kenneth ayaa talada Zambia la wareegay 1964 xilligaas oo…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 4 Sano: Farmaajo iyo Musuq-maasuqa Madaxweynaha mudda xilleedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, xilliga uu musharax madaxweyne ahaa iyo kadibba waxaa uu sameeyey ballan-qaadyo adag, kuwa ugu muhiimsan waxaa ka mid ahaa la-dagaalanka musuqa,…