1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaargarowga Shirka Doorashada Oo Ka Bilawday Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho kulan isugu yimaaday guddiga qaban qaabada shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee madaxda dowaldda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Guddigan oo isugu yimid Hotel ku yaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamaddaha Dalka Oo Dib u Bilaabaya Qaadista Dacwadaha Aan Ciqaabta Aheyn Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in hadda kadib dib loo bilaabi doono qaadista dacwadaha aan ciqaabta ka dhalaneyn oo horay maxkamadda ay u joojisay kadib…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ka Qeybgal La’aanta Farmaajo ee Caleemo-saarka Geelle, Ma Go’doon Siyaasadeed Mise Ikhtiyaar? Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidii ka baaqday ka qeybgalka xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, arrintaas oo noqotay hadalheynta bulshada, su’aalana la iska weydiiyey sababta iney…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Banaanbaxyo Lagu Taagerayo Falastiin Oo Ka Socda Caasimadaha Yurub Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal oo taageraya Falastiiniyiinta gabood falada lagu hayo ayaa socod ku maray waddooyinka magaalooyinka waaweyn ee Yurub sida London, Berlin, Madrid iyo Paris, iyada oo rabshadihii ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashooyinka Ethiopia Oo Markii Labaad dib U Dhacay Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in markale ay dib u dhacday doorashada baarlamaanka dalkaas. Doorashada oo la filayay in ay dhacdo 5-ta bisha June ee sanadkan ayeey sheegen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaaradaha Kenya oo Si Toos ah Uga Dagaya Hargeysa Xilli dowladda federaalka kenya ay joojisay dhamaan duulimaadyadii ka imaanaye ama ku socde Soomaaliya , ayaa la sheegaya in ay ogolaatay in ay safar ku imaadaan caasimadda Somaliland ee Hargeysa.…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuska Munaasabadda 78 Guurada SYL Oo Dalka Oo Dhan Laga Xusayo Soomaaliya sanad waliba maanta oo kale 15 May waxaa looga dabaal dagaa Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed. Munaasabado lagu weyneynayo Xuska Aas aaska 78- sano guuradii ka soo wareegatay ururkii gobanimadoonka SYL…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga OGEYSIIS MUHIIM AH iyo UN CAREER FAIR EE MAALMAHA 19-20, 2020 The UN Somalia Human Resources team will host a 2-day Virtual Career Fair on 19th-20th May 2021. The Fair will be an opportunity for the HR community in Somalia to create awareness of UN’s recruitment modalities,…
5 daqiiqo Sheeko:War Qiimeynta Sharcinnimada Guddiga Madaxabannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa ujeeddada qormadani waa: ku dhiirrigelinta hayadaha saharcigu u xilsaaray dejinta, fulinta iyo ilaalinta shuruucda dalka ilaalinta sarreynta sharciga, u tilmaamidda shacabka Soomaaliyeed saxnimada shuruucda lagu dhaqayo. …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Ergeyga Wadahadalada Midawga Afrika Ku Tilmaantay Mid aan Dhex-dhexaad Aheyn, Xiriirna la leh Kenya Dowladda Soomaaliya ayaa gudbisay qoraal ka dhan ah Ergeyga wadahadalada Midawga Afrika ee Soomaaliya John Mahama, iyado oo sheegtay in aanu dhexdhexaad aheyn, xiriirna la leeyahay hoggaanka Kenya .\ Warqad…