1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) ayaa Magaalada Geneva kaga qeyb- galay kulan muhiim ah.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kormeeray Dhismaha Wajiga Labaad ee Waddada Muqdisho iyo Jowhar Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kormeer ku tagey dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo hadda uu ka socdo heerkii labaad ee dib u dhisku uu ka socdo.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ka sare oo ka socda dowaladda Soomaaliya, uuna hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qayb-galay shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shir Looga Hadlayay Arrimaha Xujeyda oo Lagu Qabtay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta looga hadlayay sidii loogu diyaar garoobi lahaa loona abaabuli lahaa sida Xujeyda Soomaaliyeed loogu Daabulayo Goobaha Mashaacirta (Mina, Musdalifa iyo Carafa), Maalmaha Xajka ee Foodda inagu soo haya ayaa ka dhacay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hey’adda Socdaalka Adduunka oo Ka Digeysa Cudurro Ka Dilaaca Dhul Go’ii Papua New Guinea Dowladda Papua New Guinea ayaa meesha ka saartay in la helo dad badan oo ka badbaaday burburka dhul go’a weyn ee todobaadkii hore, iyadoo hay’adda Qaramada Midoobay ay ka digtay halis weyn oo ah cudurro.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Hormarinta Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb-galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika ayaa waxa uu halkaas kulamo gaar ah kula yeeshay madax ka socotay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Mid Kamid ah Doorashadii Ugu Adkeyd oo Ka Dhaceysa Koonfur Afrika iyo Ololaha Socda Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay koofur Afrika ka dib markii la xiray codbixinaha doorasho kamid ah kuwii ugu adkaa ee soo mara dalkaas,waxaana la filayaa in natiijada kama dambaysta ah lagu dhawaaqo ka hor Axadda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi Tijaabisay Dhowr Nuuc oo Gantaallada Riddada Gaaban ah Kuuriyada Waqooyi ayaa ridday gantaallo badan oo riddada gaaban, sida uu sheegay militariga Kuuriyada Koonfureed, iyadoo ay sii wadato horumarinta hubkeeda milateri ee jebinta cunaqabateynta caalamiga ah.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guddiga Fulinta ee IMF oo Soo Gabagabeeyay Dib-u-eegistii Koowaad ee Qorshaha Amaahda Fudud ee Soomaaliya Go’aanka guddigu wuxuu suurtagelinayaa in si degdeg ah loo sii daayo qiyaastii US$ 10 milyan, oo loogu talagalay taageerada miisaaniyadda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukunka Dilka ah ee Adduunka oo Dhan oo Gaaray Tiradii Ugu Badnayd Tan iyo 2015 kii iyo Soomaaliya oo Kasoo Dhex Muuqatay Liiska. Tirada toogashada ee la diiwaan galiyay caalamka oo dhan sanadkii hore ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay tan iyo sanadkii 2015-kii, iyadoo Iran iyo guud ahaan bariga dhexe ay aad sare ugu kacday, Sida ay Amnesty.