1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Sedex Xubnood Ka Tirsan Al-shabaab oo Iska Dhiibay Deegaannada Koonfur Galbeed Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howl-gala deegaanada dowlad gobolleedka Koonfur galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Sababta Lagu Beegsanayo Dadka Lagu Soo Eedeeyay Anshax Darrada Xilli maalmihii la soo dhaafay ay booliska Soomaaliya wadeen howll-gal ballaaran oo ay kula dagaalamayeen falal anshax-xumada ah oo baraha bulshada lagu baahiyo, islamarkaana ay dhallinyaro badan xabsiga u taxaabeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Brazil oo Safiirkeedii Israel Kala Baxday, Xilli Si Adag ay Cambaareysay Xusuuqa Qaza Madaxweynaha Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa kala baxay safiirkii dalkiisa u joogay Israa’iil ka dib bilo ay xurguf u dhaxeysay labada dhinac,taas oo ka dhalatay dagaalka Israa’iil ay ka waddo marinka Qaza.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Yiri Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Hormarinta? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa dul istaagay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Hirshabeelle in Ka Badan 20 Mashruuc oo Laga Hirgaliyay Degmada Matabaan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xarigga ka jaray In ka badan 20-mashruuc oo kala duwan oo laga hirgeliyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro Ku Eedeyasan Falal Anshaxa Ka Baxsan Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir, gaar ahaan Saldhigga degmada Hodan ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Asmar Daahir Faarax oo 23 jir ah, kuna eedeysan in uu ku kacay falal anshax-daro ah oo kasoo horjeeda diinta Islaamka.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Ururka Ibaheyga Islamka oo Cambaareeyay Gumaadka Israel ay Ku Heyso Falastiiniyiinta Ururka Isbaheysiga islaamka ayaa si adag u cambaareeyey gumaadka joogtada ah ee ciidamada guumeysiga Israa’iil ay ku hayaan shacabka reer Falastiin, iyo beegsiga ku talo-galka ah ee teendhooyinka qaxootiga Falastiiniyiinta ay ka geysato.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Qeybgalay Shirka Baarlamaanka Dalalka Bariga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka guddoomiyaasha baarlamaanada wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bulshada Bariga Africa (EAC).
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shirka madaxda Hormarinta Bangiga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Kenya ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo kaasi.