1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Banaanbixi Sabtiga Oo Baaqday Maxeey Tahay Sababta” Midawga musharixiinta oo shir jaraa’id goordhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegey in ay dib u dhigeen markii Labaad Banaanbax ay soo abaabuleen,loogana soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxeey Ahaayeen Qodobadii Muranka Dhaliyay ee Shirka Midawga iyo Rooble Kadib fashilkii ku yimid shirkii Xubnaha Midawga Musharixiinta iyo Rooble waxaa soo baxayo in qodobo dhowr ah kuwaas oo sabab u noqday in shirka lagu kala tago. Qodobada doodda dhaliyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Keenay In Lagu Kala tago Shirka Rooble iyo Midawga Musharixiinta? Waxaa fashil ku soo dhamaaday shir Muqdisho uga socday Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga musharixiinta. Shirkan oo ahaa midkii seddaxaad oo ah yeeshaan labada dhinac ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Rooble iyo Musharixiinta Oo Muqdisho Ka Furmay Waxaa goordhaw markii seddaxaad kulan uga furmay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga Musharixiinta. Kulanka ayaa looga hadlaya sidii ay midawga musharixiinta xubna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaki Laga Muujinaayo Baaqashada Shirka Rooble iyo Musharixiinta Waxaa isa soo taraya shaki weyn oo laga muujinayo in uu baaqdo shirkii maanta ay u madalsanaayeen Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga Musharixiinta . Illa ku dhaw…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibad baxyadii ugu Cuslaa Oo Ka Socda Myanmar Tan iyo Afgambigiib Bishii Hore Ka Dhacay Dibadbaxayaal careysan ayaa buux dhaafiyay wadooyinka magaalooyinka waaweyn ee Myanmar kuwaas oo diiday Afgambiga ciidamada wadankaasi ay ku rideen xukuumaddii rayidka , Ururrada u Dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadda Myanmar ayaa muddo bil…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Farmaajo Uu ku baaqay Oo Fashilmay Waxaa markale fashilmay shir uu madaxda dowlad gobaleedyada dalka ugu Baaqay Farmaajo in ay isugu yimaanada Magaalada Muqdisho. Maanta oo khamiis ah ayaa la qorsheynayay in uu qabsoomo shirka wadatashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Soomaaliya Oo Aqbashay Banaanbaxa Mucaaradka War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay banaanbaxa Sabtiga ee ay qabanayaan Musharixiinta Mucaaradka. Dowladda ayaa horay dhowr jeer u diiday in uu dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Wariye Kilwe Xukun ku Ridday Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xukun ku ridday Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo ku xiran mid ka mid ah xabsiya Puntland Puntland ayaa wariye Kilwa kusoo eedeysay in uu duubay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Farmaajo Uu Ku Baaqay Oo Khamiista Furmaya Waxaa magaaalada Muqdisho la filayaa in berri oo Khamiis ah uu ka furmo shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka . Shirkaan oo uu madaxweeynihii hore dalka ku baaqay…