4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sida Dubbe iyo Madoobe Isugu Eedeeyeen Fashilka Shirka Dhuusamareeb 4 Waxaa fashil ku dhammaaday shirkii Dhuusamareeb 4, oo muddo saddex maalin ah ka socday caasimadda Galmudug. Haddaba, wasiirka warfaafinta ee DF Cismaan Dubbe iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa midba…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Wiish “Waan U Mahadcelinaynaa Dhamaan Kooxihii Ku Guulaystay Tartamadii Aan Qabanay Sanadkii La Soo Dhaafay 2020 Iyo Xidigaha Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir ayaa abaalmariyay Kooxda Gobolka Banaadir ee ku guuleysatay ciyaarihii Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, 2020,Tartankii kubbadda Cgata degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Tartankii kubbadda cagta Waaxyaha Gobolka oo dhamaan ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Horseed Oo Madaxa Suuq Gaynta & Warbaahinta U Magacaawaday Ciyaaryahan Hore Kubbadda Cagta Qoraal Ka soo baxay Maamulka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed ayaa lagu shaaciyay in mudane Cabdi Nuur Maxamed Nuur loo magacaabay xilka Madaxa Warbaahinta iyo Suuqgaynta Naadiga Horseed,waxaana qoraalka la sii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Labo Qodob oo Ay Heshiis Ka Gaareen Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Wararkii ugu dambeeyey ee Dhuusamareeb, xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saaka mar kale uu sodco shirkii Dhuusamareeb 4, ee u dhaxeeyey madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyda, iyada oo xalayna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya oo Fashilisay Weerar Ka Dhan ahaa Safaaradda Imaaraadka Ilaa 15 qof ayaa loo xiray kadib markii lagu tuhmay qorshe ah iney weerar ku ahaayeen safaaradda ay Imaaraadka ku leeyihiin caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Sid ay sheegeen sirdoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Badri Axmed “Guul Iyo Horomar Ayaan U Rajaynaa Maamulka Iyo Ciyaartooyda Kooxda Elman” Ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Kubbadda Cagta Elman Badri Ahmed Cabdulle ayaa soo dhaweeyay is badalka iyo waxqabadka uu la yimid Guddoomiye Ku Xigeenka Kooxda Elman Cali Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Geesey “Waan Ku Faraxsanahay Abaal Marinta Aan Helay” Gool Haye Cabdullahi Cali Shiine (Geesey) oo ka tirsan kooxda kubbadda cagta Puntland ayaa laga gudoonsiiyay abaal marinta laacibkii ugu wanaagsanaa guud ahaan deeganada Puntland sanadkii la soo dhaafay,waxaana abaal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ma Ku Dhici Karaa Farmaajo Inuu Hakiyo Maanta Awoodaha Fulinta oo Dhan Sidii Xasan Sheekh? Maanta waa 3-da Febraayo 2021-ka, waxaa muddo xileedka dastuuriga ee madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka hartay keliya 5 maalin, isaga xilligaas kadib noqon doona madaxweyne hore sida uu dhigayo qodobka 91aad…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo, Yaa u Muhiimsan: Ka Adkaanta Al-shabaab Mise Jubbaland?! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan dalacsiiyey qeyb ka mid ah ciidamada xoogga dalka, kuwaas oo magaalada xadka ah ee Beledxaawo kula dagaalay kuwa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Taliye Xigeenka Ciidanka Lugta Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gawaariga taliye xigeenka ciidamada lugta Xuseen Xoosh. Ugu yaraan labo askari oo ciidankiisa ah ayaa la…