1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa gab isboorti ku wareejisay akeedimiyada Itaal FC ee ka dhisran Magaalada Muqdisho,waxaana howshan bilaaw u tahay wada-shaqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka? Haweenka waxaa loo tixgeliyaa in ay ka mid yihiin hal-abuurayaasha ugu korista badan adduunka. Haddana waxaa la isku raacsan yahay in hal-abuurka iyo ganacsiyada haweenka ay muhiim u yihiin horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Doorashada Dadban oo Gebi Ahaan Burburay, 6 Qodob oo Qornaa 5 Ka Mid ah Waxba Lagama Qaban Waxaa gebi ahaanba burburay jadwalkii doorashada dadbanaa ee ay ku heshiiyeen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee Soomaaliya October 2, 2020 Hab-raac la sameeyey waxaa ku xusnaa dhammaan…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Hanti-dhowrka Guud Qaranka: Maamul-ka $113,422,508 Looma Marin Waddo Sharci Ah 2019 Sida ku qoran warbixinta xafiiska hanti dhowrka qaranka waxaa jira 17 hey’ad oo dowladda federaalka ah ka tirsan oo ay ku jiraan xafiiska madaxweynaha, xoogga dalka, NISA, maxkamadaha, xeer ilaaliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Galmudug Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti Guddoomiyaha Ururka Galmudug ee Wadanka Finland Cabdullahi Cadeed Rooble ayaa qalab isboortis oo dhameystiran ku wareejiyay kooxda kubbadda Cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xasan Cabdinuur “Waxaad Matalaysaan Koonfur Galbeed,Waxaana Idinka Sugayaan Koobka Maamul Goboleedyada” Wasiiro ka tirsan ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa booqasho dhiirigelin ugu tagay kooxda Kubabdda Cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Qorsheel “FIFA Iyo CAF Waa In Ay Ogalaadaan In Soomaaliya Ay Ku Ciyaarto Magaalada Muqdisho” Ciyaaryahankii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Jeenyo,sidoo kalane soo noqday Wasiirka Duulista Hawada ayaa Goobjoog u sheegay in ay qasab tahay in Xiriirada FIFA iyo CAF ay Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dalalka uu Mareykanku Geyn Doonno Ciidamada uu Ka Saarayo Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa waxaa uu bishan sheegay in uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda. Laakin warar ayaa sheegaya in ciidamadaas aan dib loogu celin doonin Mareykanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Haddii uu Baxayo iyo Haddii Kalaba, Mareykanka Meel Haku Sheego Rayidkii uu Dilay Xilli ay Mareykanku sheegayaan iney ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya ayaa hey’adda Amnesty International waxaa ay leedahay waa in meel ku sheegayaan dadkii maatida ahaa ay ciidamdoodu dileen. Hey’adda oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Lagu Muransanyahay ee Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Guddoomiye Doortay Waxaa goordhow guddoomiye doortay guddiga lagu muransanyahay ee qaabilsan xalinta khilaafaadka doorashada dadban ee lagu wado iney dhacdo 2020/2021. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in waxyar kahor doorasho…