1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Oo La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya Ra’iisul ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada loo kala wareejiyay wasaaradaha ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo sidoo kale wasaarada maareynta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya: Bangiga Adduunka oo Sheegaya in Dhaqaalaha Hoos u Dhacay 1.5%, Akhriso 3 Sabab Bangiga adduunka ayaa sheegay in uu sanadkan hoos u dhacayo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ilaa 1.5% taasi oo ku timid saameynta COVID-19, Fatahaadaha iyo Ayaxa. Sida ay bangigan uu ku sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Shaqada iyo Shaqaalaha, Haweenka, Howlaha Guud, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Wasiiru dowlaha XRW Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula wareegeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha bulshada Mudane Duraan Axmed Faarax,…
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiga Horumarka Shacabka Oo Guul U Rajeeyay Golaha Wasiirada Soomaaliya Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Xisbiga Horumarka shacabka Cali Maxamuud Ciise Cali Guray ayaa lagu soo dhaweeyay Golaha Wasiirada ee uu magacabay , Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dhawaana ay ansixiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jaaliya Soomaaliyeed ee Magaalada Goteborg Oo Hambalyo U Soo Diray Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Jaaliya Soomaaliyeed Magaalada Goteborg ee dalka Sweden ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudan Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo madaxda Dolwadda ugu mahad celiyay doorashada ay…
1 daqiiqo Sheeko:War 10-Sano Ka Dib Waddada Isku Xirta KM4- Iyo Tarbuunka Oo Dib Loo Furay Gadiidka iyo Dadweynaha ayaa ku dhawaad 10-sanno ka dib maanta adeegsanaya Waddada isku xirta KM4- iyo Tarbuunka ee Muqdisho Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Furista Waddada KM4 iyo Tartabuunka Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Ayaa Soo Dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo la hadlay Goobjoog ayaa soo dhaweeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya,mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar,Wasiir Xamsa Saciid ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Macalin oo Ka Hadlay Sababta Ergadii Doorashada 2016-kii Loo Laayey, Qaarna Shabaab Isku Dhiibeen Xuseen Macalim Maxamuud oo ah madaxa machadka Hiraal ee daraasaadka amniga oo todobaadkan qeyb ka ahaa martida barnaamijka MADASHA ee Goobjoog News ayaa ku dheeraaday amniga iyo doorashada. Mudane Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa Furay Kal-fadhiga 47-aad Ee Golaha Wakiillada Madaxweynaha oo khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga ayaa beyaamiyey in Xukuumaddu guulo muhiim ah ka gaartay Amniga, Arrimaha Gudaha Iyo Dumuqraadiyeynta, Arrimaha Siyaasadda, Horumarinta Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada Tayeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Shaacir “Guul Ayaan U Rajaynaayaa Wasiir Xamsa Iyo Wasaarada Ciyaaraha Dalka” Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Aadan (Shaacir) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya horayna ugu mid ahaa xidigihii hore Soomaaliya ayaa u hambaleeyey Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid…