1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Garooje “Hambalyo Muqdisho City Club” Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa si weyn ugu dabaal dagtay hanashada Horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2019-2020 waxaana guushan ugu hambalyeeyay kooxaha waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: 200,000 oo Qof Ayaa Ku Barakacay Fatahaadaha Fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa ay waxyeelo u geysteen in ka badan 191,800 oo qof inta u dhaxeysay May iyo July, sidaasi waxaa ay sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Guulaystay Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2019-2020 waxayna u noqonaysaa kookii kowaad ay hantaan horyaalka dalka tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:- Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Beesha Muddullood Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga Beesha Muddullood, oo Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ,waxaana mudaas ka qeyb galay Siyaasiyiin,Dhallinyaro,Haween iyo qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo:-Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur Uu Sameeyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud. Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Taqal “Xafiiska Aan U Furnay Ciyaartooydii Hore Waa Qeyb Ka Mid Ah Horomarka Isboortiga Jubaland” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada Magaalda Kismaayo xafiis loogu furayay ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyb weyn ka qaadanayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:- Cabsi Laga Qabo Fatahaado,Iyo Dabeylo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Fedraalka Soomaaliya Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saari doonto yareynta qataraha musiibooyinka. Roobab xooggan ayey saadaasha toddobada casho ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland ayaa xafiis ugu furay magaaalda Kismaayo ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose waxaana wareejinta xafiiskan ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ahaa laacibiintio hore…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug Oo Safarkii Ugu Horeeyay Ugu Ambabaxay Dalka Dibadiisa Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar shaqo ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga Inta uusan dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade, ayuu shir jaraa’id ku qabtay, kuna faaf-faahiyey arrimo…