6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Machadka Heritage Oo Ku Taliyey In La Aado Doorasho Dadbab ama Muddo Kordhin Qoraal maanta ka soo baxay Machadka Heritage ayaa lagu sheegay in si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin:-Bahda Ciyaaraha Soomaaliya Oo Dowladda Kaga Mahad Celiyay Furitaanka Stadium Muqdisho Madaxweyanha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho ka jaray xarriga,iyadoo Dowladda Soomaaliya garoonkan ay kala wareegtay ciidamada Amiso dabayaaqdaii 2018 waxaana furitaankiisa kasoo qeyb galay mas’uuliyeenta Dowladda…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Sano Kadib, Akhriso Sooyaalka Xoriyadda Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 60 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo xarigga Ka Jaray Garoonka Stadium Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray Garoonka kubbadda Cagta Stadium Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay tan iyo markii ay Dowladda kala wareegtay Ciidamada Amisom…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr Cabdiraxmaan “Aadbuu U Liitaa Dhismaha Hay’addaha Dowliga Ah Ee Kalluumeysiga” Dr.Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo ahaa wasiir doowlihii hore Kaluumaysiga Puntland ahna cilmi baare ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog sheegay in uu aad u liito dhismaha Hay’addaha Dowliga ee Kalluumeysiga. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Su’aalo Waydiiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Xildhibaano ka tirsaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Su’aalo kala duwan waydiiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,isagoo u akhrinayay Xeerka Shirkadaha aan dowliga ahayn. Halkan Ka Daawo Jawaabihii Uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Muudey “Hay’adaha Xalane Ku Jira La-lama Xisaabtami Karo” Guddoomiye Muudey “Hay’adaha Xalane ku jira lalama xisaabtami karo waayo mukulaal madow qandaras qaatayaal ah ayaa kasoo horreeya oo Xikdhibaano ay ku jiraan” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Jamaal Oo Xildhibaanada Golaha Shacabka U Akhriyay Xeerka Shirkadaha Aan Dowliga Ahayn Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo ah wasiirka Qorshaynta Dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa u aqriyay xeerka shirkadaha aan dowliga ahayn Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Wasiir Jamaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Cabdi Cali “Hay’ado Aan Dalkaan Ka Cayrinay Ayaa Wali Shaqeeya ” Xildhibaan Cabdi Cali “Hay’ado Aan Dalkaan Ka Cayrinay Ayaa Wali Shaqeeya” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Haashim “Xabadaha Dabaaldegyada Xorriyada Dad Ayaa Ku Dhinta” Xildhibaan Haashim Xabadaha Dabaaldegyada Xorriyada Dad Ayaa Ku Dhinta Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka