Maamulka Baraawe Oo Ka Warbixiyey Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaaladaasi Sheeko:Dalka Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey dagaal shalay duleedka magaaladaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Wax Ka Qabanaya Cabashada Ganacsatada Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan cabashada ay qabaan ganacsatada magaalada Muqdisho, taasi oo la xiriirta canshuurta dekadda Muqdisho. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Galmudug Oo Ka Furmay Dhuusamareeb Degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa maanta oo Axad ah ka furmay shir looga hadlayo amniga guud ee deegaannada Galmudug. Shirkan ayaa socon doona Saddex maalin, waxaana ka qeybgalaya wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha: Ganacsatada Oo Ku Adkeysanaya Xirnaanshiyaha Xarumaha Ganacsiga Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xirnaadaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ka bedalayso canshuurta lagu soo rogay. Arrintan ayaa timid kadib markii dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Difaaca “Kaalin Weyn Baan Ku Leenahay Sugista Amniga Mudug” Agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Somkar Jaamac oo qeyb ka ah guddiga nabadeynta gobolka Mudug ayaa ka hadlay halka saldhigga rasmiga ah u noqoneysa ciidamada isku dhafka ah ee Puntland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadalayey Amniga Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey arrimaha amniga Jubbaland, laguna falanqeynayey waxyaabihii kasoo baxay shirkii golaha amniga Qaranka ee kusoo dhammaaday Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa jidka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha: Goobaha Ganacsiga Qaarkood Oo Xiran Wararka ka imaanaya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxay sheegayaan in maanta oo Axad ah ay xiran yihiin qaar kamid ah xarumaha ganacsiga ee suuqaasi. Bakhaarada waaweyn ee Suuqa Bakaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Qaarkood Oo Baaq u Diray Wasaaradda Maaliyadda DFS Mid ka mid ah waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ugu baaqay inay wax ka beddasho canshuur dheeraad ah oo ganacsatadu ay cabasho ka muujinayaan. Nabadoon Cali Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ku Dhawaaqay Shaqo Joojin Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho, waxaa ay ku sheegeen in si KMG ah ay shaqada suuqaasi ku joojinayaan lagana bilaabayo maalinta berri ah.…