Madaxweynaha Puntland Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, islaamarkaana laga saaro meelaha ay dalka ka maamulkaan. Waxa uu sheegay Gaas,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Sheegay In Al-shabaab Culeys Saareen Deegaannada Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ay culeys badan soo saareen deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Wuxuu sheegay Waare in sababta ugu weyn ee ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Maanta La Wareegeysa Maamulka Hawada Dalka Maanta oo kahmiis ah ayaa lagu wadaa in dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah ula wareegto maamulka hawada dalka, kadib markii la diyaariyey qalabkii lagula socon lahaa dhaq-dhaqaaqa hawada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Koowaad Mashaariicda Qatar Ee Soomaaliya Oo Bilaabanaya Wasiirka Qorsheynta maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in maalmaha soo aadan la bilaabi doono fulinta wejiga Koowaad mashaariicda horumarineed ee dowladda Qatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dambiyadii Ka Dhacay Deegaannada Puntland Sanadka 2017 Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay dambiyadii ka dhacay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo sanadkan sii dhamaanaya ee 2017. Maxamed Cali Xareed, ku xigeenka xeer ilaaliyaha maamulka Puntland oo maanta saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Haweenka Ku Jira Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Oo Guddoomiye Doortay Xildhibaannada haweenka ee ku jira aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen, xoghaye iyo qasnaji. Haweenka ku jira xildhibaannada aqalka sare ayaa tiro ahaan gaaraya 13,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Wakiilnimadii Kala Noqday Qareennadii u Doodayey Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Saddexdii qareen ee u doodayey u sheegay inuu kala noqday wakiilnimadii, kadib warqad qoraal ah oo uu u diray. Waxa uu sheegay Shakuur in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hadashay Hanjabaaddii Xuutiyiinta Yemen Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay muuqaal ay dhowaan soo duubeen rag sheegaya iney ka tirsan yihiin Xuutiyiinta Yemen, islamarkaana ku hanjabay in gantaalo ku dhufan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa beelaha ku dagaallamaya gobolka Sool ugu baaqay in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaallada, qeybna ka noqdaan dedaallada nabadda lagu raadinayo. Biixi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliye Ciidan Oo Lagu Diley Gaalkacyo Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen taliyahii xerada Inji ee magaalada Gaalkacyo. Taliyahan ayaa lagu magacaabayey Qaleey Yuusuf, waxaana la sheegay inuu…