Kheyre “Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Dhallinyarada u Sameynno Mustaqbalka Ay Xaqqa Inooga Leeyihiin” Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgalay munaasabad loo qabtay kooxda Jubbaland ee ku guuleysatay tartankii boleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ka xukuumad… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shacabka Oo Dhibaato Ku Qaba Xarunta Dad Dhigista Dowladda Hoose Ee Xamar Waxyaabaha lagama maarmaanka u ah muwaadinka hadda ku nool Soomaaliya waxaa kamid ah helista warqadda sugnaanta iyo dhalashada, taas oo ay bixiso waaxda dad dhigidda ee dowladda hoose. Helitaanka warqaddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayo Amniga Sh/dhexe oo ka socda Balcad Degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka soconaya kulan ballaaran oo looga hadlayo amniga guud ee gobolkaasi, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin kala duwan. Guddoomiyaha gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wabiga Shabeelle Oo Guray Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, si ay ugu kuurgalaan Wabiga Shabelle oo guray. Sida muuqaalka aad ku arkeysaan waxaa gabi ahaanba guray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Howlgallo Ka Sameeyay Baay Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa maanta waxay howlgallo ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Bardaale ee gobolka Baay. Wararka waxay sheegayaan in ciidamadan ay ku baxeen deegaanno la sheegay iney ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Kusoo Dhacday Nawaaxiga Villa Soomaaliya Tiro madaafiic ah ayaa lagu soo waramayaa iney maanta kusoo dhaceen nawaaxiga xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Madaafiicdan oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa kusoo dhacay agagaarka 15 May…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Ciidamada Kenya Iyo Dad Shacab Ah Oo Laga Soo Sheegayo B/xaawo, Gedo Ciidamada Kenya oo aad u hubeysan ayaa la sheegay iney saakay kasoo talaabeen xadka aan rasmiga ahayn ee dhanka B/xaawo, iyaga oo gudaha usoo galay 100 tallaabo. Dadka deegaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalladan ayaa xooggooda ka socda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hawada Soomaaliya Oo Muqdisho Laga Maamuli Doono Todobaad Kadib Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa isaga oo ku sugan dalka Canada wuxuu ka hadlay xilliga ay dowladda Federaalka ah ay…