1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirweyne Looga Hadlayo Xaaladda Dhaqaale & Midda Siyaasadeed Ee Soomaalida Oo Ka Socda Jabuuti Waxaa maalintii labaad galay shirweyne ka dhacaya dalka Jabuuti gaar ahaan ‘Guriga Umadda ee Jabuuti laguna gorfeynayo xaaladda siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Soomaalida. Waxaana madasha soo qaban qaabiyay Machadka Darasaadka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shir Kismaayo Uga Socday Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Maamul Kuwa Goboleedyada Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland lagu soo gaba-gabeeyay Madasha/Shirka Wada-xaajoodka Arrimaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo socotay muddo laba maalin ah. Shirkan oo ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Looga Hadlayey Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga Ee Dib u Eegista Dastuurka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sedexda maalin ee u dambaysay qabanaysay shir lagu diyaarinayay Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) ayaa soo gabagaboobay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Tababar Loo Soo Xirey Booliiska Isku Dhafka Ee Puntland Iyo Galmudug Munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa tababar waxaa loogu soo xirey 200 askari Booliis ah, kuwaasi oo isku dhaf ah, lagana kala keenay maamullada Puntland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya Labo beel uu ka dhacay deegaanka Gumburka Cagaarre oo hoostaga magaaladaasi, kaasi oo khasaare kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Abukaate Sheegay In Waddo Aan Sharci Ahayn Loo Maray Xiristii C/raxmaan C/shakuur. Abukaate Daahir Maxamed oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay sharci ahaanshiyaha xarigga siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Federaalka. Wuxuu sheegay Abukaataha in aan ammar maxkamadeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow: Mar Walbo Oo La Shirayo Waa In Fasax Laga Haysto Wasaaradda Amniga Iyo Gobolka Banaadir Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa sheegay in cid walbo oo qabaneysa shirar laga doonayo iney warqad fasax ah kasoo qaadato wasaaraddiisa iyo gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha “Waxaan Ka Digayaa In Faldambiyeedyo Hor Leh La Galo” Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dowladda ay waddo baaritaanka siyaasiyiin uu sheegay in qalqal geliyeen jiritaanka dowladda. Wuxuu sheegay Mr.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Amniga Oo Faah Faahisay Sababaha Ay u Xirtay C/raxmaan Cabdi Shakuur Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay sababtii ay u xireen siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa waxaa saxaafadda u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray waddooyinka magaalada Muqdisho qaarkood, waxaana la arkayaa askar badan oo daadsan waddooyinkaasi. Laga soo bilaabo isgoyska Zoobe, KM-4, wadada aadda dhanka Tarbuunka iyo…