1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xisbiga Wadajir Oo Cambaareeyay Xarigga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Guddoomiyaha xisbiga Wadajir Kamaal Guutaale oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa cambaareeyay xarigga siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo kamid ah aas aasayaasha xisbigaasi. Guutaale ayaa sheegay in wax lala xumaado ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u Qaabilsan QM Ra’iisul Wasaaraha J.F Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda ayaa la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan QM Filippo Grandi oo booqasho ku yimid magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada Ee Dastuurka Oo Furmay Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda maalin ee soo socota ayna ka soo qaybgaleen wufuud ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto ku magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland. In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol ayaa xilkaan loo magacaabay, wuxuuna madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweyne Qaran Oo Maanta ka Furmay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana soo qabanqaabisay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Iyo Maxaabiis Laga Keenay Seychelles Oo Soo Gaaray Muqdisho Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) oo Afar Sano ku xirnaa dalka Itoobiya, kuna xukunnaa 27 sano oo xabsi ah ayaa maanta Muqdisho la keenay, kadib dedaal ay sameysay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Soomaali Galbeed Oo Oromada Ku Eedeeyay Iney Xasuuqeen Maxaabiis Maamulka Soomaali Galbeed ee DDSI ayaa ku eedeeyay Oromada Itoobiya iney xasuuqeen shacab badan oo maxaabiis u ahaa. Idiris Ismaaciil oo ah madaxa xafiiska dowlad deegaanka maamulkaasi ayaa sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Gorod “Dowladda Soomaaliya Ayaa Dhabarka u Ridaneysa Xuquuqda Ciidanka Xoogga Dalka” Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, C/weli Jaamac Gorod ayaa ka hadlay hadal Maraykanka kasoo yeeray oo ah in la musuqay qarashaad uu siin jirey ciidanka xoogga dalka, sidaasi darteedna jaranayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Lagu Eedeeyay Iney Ka Gaabisay Wax Ka Qasbashada Musuq Maasuqa Maxamed Maxamuud Caalim oo ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka gaabisay wax ka qabashada Musuqa, islamarkaana ay jiraan musuqyo muuqda oo aan waxbo laga qaban.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Oo Saacadaha Soo Aadan Laga Soo Dejinayo Muqdisho Wariye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo muddo Afar Sano ah u xirnaa dowladda Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah la keeno magaalada Muqdisho. Dowladda uu hoggaamiyo…