1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceelbarde: Maamulka Oo Sheegay In Xaalad Adag Oo Nolosha Ah Ay Ka Jirto Degmadaasi Maamulka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada hoos yimaada. Guddoomiyaha degmadaasi C/risaaq Abeer Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa iney howlgal ka wadaan degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayaa la sheegay inuu daba socdo dil shalay degmadaasi loogu geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Nool Ee Suuqayada Degmada Maxaas, Hiiraan Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in hoos u dhac aan horey loo arag ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee suuqayada degmadaasi. Guddoomiyaha Maxaas, Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Jalalaqsi Oo Laga Dhisayo Garoon Diyaaradeed Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in hadda ay u baahan yihiin ingacanweyn laga siiyo dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmada Jalalaqsi, kaasi oo hadda meel dhexe maraya. Afhayeenka maamulkaasi Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Soo Afjaraya Xiisadaha Colaadeed Ee Ka Jira Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay iney soo afjari doonaan xiisadaha colaadeed ee ka jira qaar kamid ah deegaannada gobolkaasi, gaar ahaan kuwa kusoo noqnoqday deegaannada hoostaga degmada Balcad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Madaxweynaha Galmudug Oo Loogu Baaqay Ka Dhabeynta Dedaallada Nabadeynta Magaaladaasi Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geella Xaaf inuu ka dhabeeyo dedaallada nabadeed ee uu ka wado magaaladaasi. Suldaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay In La Furayo Waddooyinka Xiran Ee Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo sidoo kale taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa kulan looga hadlayey amniga Gaalkacyo waxay la yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen J/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay habeenkii xalay ahaa ay diyaarado dagaal, gaar ahaan nooca aan duuliyaha lahayn ay ka fuliyeen saldhig ay ciidamada Al-shabaab ku lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka Hadlay Qaraxii Dugsiga Jeneraal Kaahiye Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed Sarreeye Gaas C/weli Jaamac Warsame ayaa ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay barxadda dugsiga Tababarka ee Jeneraal Kaahiye. Taliyaha ayaa ugu horreyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Dugsiga Jeneraal Kaahiya Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax ismidaamin ah oo saakay ka dhacay Dugsiga tababarka ciidamada Jeneraal Kaahiya ee magaalada Muqdisho. Qoraal ay soo dhigeen baraha ay ku leeyihiin Internetka ayaa…