1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ahayd ka dhacday deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabellaha Hoose. Sidey ku waramayaan dadka deegaanka, duqeyntan ayaa dhacday abaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dr. Saciid Ciise “Madaxweynaha Wuxuu Nooga Baxay Ballan Aan Galnay Xilligii Doorashada” Mid Kamid Ah Musharraxiintii 8 Febraayo Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Uu Ballan Uga Baxay Musharraxiintii Isbedal Doonka Ahayd Mid kamid ah musharrixiintii kursiga madaxtooyada u tartamay Febraayo 2017, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Cambaareysay Dilka Wariye Maxamed Gaabow Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibrahim Gabow oo u shaqeynayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Turkiga Kaga Qeybgalaya Shir Degdeg Ah Oo Looga Hadlayo Arrinta Qudus Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dalka Turkiga wuxuu kaga qeybgalayaa shir degdeg ah oo looga hadlayo xaaladda Qudus. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hay’adda Horumarinta Talyaaniga Oo €3 Milyan Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Hay’adda horumarinta talyaaniga ayaa maanta waxay wasaaradda caafimaadka iyo UNFPA ku wareejisay lacag dhan €3 milyan oo Yuuro. Lacagtaan ayaa loogu talogalay in lagu hormariyo hooyada iyo dhallaanka Soomaaliya, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmada Kaaraan Ee Muqdisho Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ku dagaallameen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in halkaasi uu ka dhashay khasaare dhaawac u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabadda Daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka Dalka Oo Ka Socota Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka furmay xafladda daahfurka qaamuuska doorashooyinka Soomaaliya iyo qorshaha isiraatiijiyadda Shanta sano guddiga madaxa banaaan ee doorashooyinka qaranka. Munaasabadan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Baardheere Oo Dalbaday In Laga Caawiyo Dhanka Wax Soo Saarkooda Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa dalbaday in laga caawiyo wax soo saarkooda, maadaama hadda ay aad ula tacaalayaan qashin badan oo beeraha ka buuxsamay, islamarkaana aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gaalkacyo Oo Bilaabay Olole Ay Ku Hormarinayaan Magaaladaasi Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe ballaaran oo ay ku doonayaan iney ku hormarinayaan magaaladaasi iyo sidoo kale guud ahaan gobolka Mudug. Dhallinyaradan qaarkood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Lagu Dhaliilay Inuu Hortaagan Yahay Hirgelinta Nidaamka Xisbiyada Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka UDAD ee Puntland Saciid Faarax Maxamed ayaa hoggaanka Puntland oo ugu horreeyo madaxweyne Gaas ku dhaliilay inuu hortaagan yahay hirgalinta nidaamka xisbiyada. Siyaasi Saciid oo wareysi siiyay…