1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Ammaanka Wasiirkii hore ee dib u heshiisiinta iyo Dastuurka maamulka Galmudug, Cismaan Maxamed Cali ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud iney ka shaqeeyaan amniga iyo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay howlgallo ballaaran oo amniga lagu sugayo ka sameeyeen xaafadaha qaar ee magaalada B/weyne. Ciidamadan ayaa lagu arkayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khayre “Soomaaliya Waxay Ku Socotaa Dariiqii Saxda Ahaa Ee Dib u Dhiska” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la garab taagan tahay Soomaaliya. Kadib heshiis horumarineed oo ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Loo Qeybin Doono Qorshe Howleedka Guddiyada Golahaasi Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay leeyihiin kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo Hal ajende looga hadli doono kulankaan. Waxaa xildhibaannada loo qeybin doonaa, lagana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Hoggaamiyaha Al-shabaab Ku Sugan Yahay Gedo Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka, Jeneraal Ismaaciil Saxardiid ayaa sheegay iney heleen xogo sheegaya in hoggaamiyaha Xarakada Al-shabaab Axmed Diiriye uu ku sugan yahay deegaanno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Labo Shir Oo Ka Dhacay Muqdisho Laba shir oo caalami ah oo midkiiba maalin yahay oo ku saabsan Soomaaliya ayaa shalay iyo maanta lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Shirka shalay qabsoomay wuxuu ku saabsanaa amniga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow “Ciidamada Waxay Amniga Dalka Kala Wareegayaan AMISOM Marka Qalabkooda Loo Dhameystiro” Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda guud ee amniga dalka iyo sidoo kale waxyaabaha laga faa’iday shirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Ee Maamulka Goboleedyada Oo La Sameeyay Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed oo la isugu aadiyay Sidan Group…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Ku Riddey Afar Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Talaado ah waxay xukun ku riddey Afar nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood ay ku eedeysanaayeen iney kamid yihiin Al-shabaab. Guddoomiyaha maxkamadda Dararajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka “Somali Partnership Forum” Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka heerkiisa sarreeya ee “Somali Partnership Forum” kaasi oo shalay furmay. Shirkaan waxaa looga hadlayaa arrimo badan…