1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maalintii Labaad Xiran Maalintii Labaad waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, sababo la xiriira shirka heerkiisa sarreeya ee lagu qabanayo magaalada. Shacabka oo aad moodo in maanta ay kusii tashadeen waddooyinka xiran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shariif Xasan “Waqtigii AMISOM Bixi Lahayd Lama Joogo” Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in xilligaan aan la joogin waqtigii ay ciidamada AMISOM ka bixi lahaayeen Soomaaliya. Wuxuu sheegay Shariif Xasan in ciidamo Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Sheegay Iney Qabteen Shaqsi Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen shaqsi la sheegay inuu ka tirsan yahay Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha gobolkaasi Axmed Mayre Makaraan ayaa tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ay Yeelanayaan Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho, sida xalay lagu soo wargeliyey xildhibaannada. Ajendaha golaha shacabka ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Rayid Ah Oo Lagu Arkay Suuqa Gaalkacyo Ee Mudug Meydka qof shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in saakay lagu arkay suuqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninkaan jirkiisa ay ka muuqato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Qoryooley, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helayey kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Oo Intooda Badan Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiran qaar kamid ah waddoyinka magaalada Muqdisho, waxaana tani ay saameysay isku socodka gaadiidka dadweynaha. Ciidamada ayaa la arkayaa iyaga oo gaadiidka dadweynaha celinaya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Heshiis Horudhac Ah Gaaray Madaxda maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna oo shir uga socday dalka Jabuuti ayaa maanta oo Axad ah waxay si horudhac ah u gaareen heshiis. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: 8 Xisbi Oo Si Rasmi Ah Loo Siiyey Warqadahooda Aqoonsiga Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa shahaadooyinkooda aqoonsiga diiwaangelinta maanta siiyay 8 xisbi siyaasadeed, iyadoo munaasabad arrintan ku aadan ay ka socoto mid kamid ah hoteellada magaalada Muqdisho. Xisbiyadan…