1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Magacaabaya Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee Soo Xulista Baarlamaanka Cusub Barlamaanka Puntland Waxaa horyaal qorshe xeer loogu samaynayo guddiga xalinta khilaafka ee soo xulista Barlamaanka oo uu horay u soo xuli jiray Madaxwaynaha maamulkaasi mudadii Puntland ay jirtay islamarkaana musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Lafoole Oo Sheegay In Ciidan Ka Tirsan Xoogga Dalka Ay Isbaaro Dhigteen Deegaankaasi Maamulka degaanka Lafoole ee Shabeellaha Hoose ayaa cabasho ka muujiyay isbaaro ay sheegeen in ay dhigteen ciidanka Millateriga ee dowladda federaalka Soomaaliya. Guddoomiye xigeenkii arrimaha bulshada degaanka Lafoole ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Dib u Heshiisiin u Sameynaya Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in dib u heshiisiin ka dhex bilaabayaa beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Dib Loogu Celiyey 92 Soomaali Oo Lasoo Musaafurinayey Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dalka Maraykanka dib loogu celiyey 92 Soomaali ah, kuwaasi oo dalkaasi si musaafurin ah looga soo waday. Diyaaraddii sidday dadkaan ayaa la xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Looga Hadlay Amniga Galmudug Iyo Tayeenta Ciidamada Booliska Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulankaan maanta lagu qabtay magaalada Cadaado waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda amniga Galmudug, waxaana ka qeybgalay wasiirro iyo mas’uliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, saraakiil Boolis iyo qeybo ka mida bulshada rayidka. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Iska Dhiibay Diinsoor Maamulka degmada Diinsor ee gobolka Baay ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab kuwaasi oo watay gaari nooca dagaalka ah. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Nuur Shikshigow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Si Rasmi Ah u Gaaray Heshiis Ka Kooban 14 Qodob (Akhriso) Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa si rasmi ah maanta oo Arbaco ah waxay si rasmi ah ugu heshiiyeen 14 qodob oo lagu soo afjaray khilaafkii dhanka siyaasadeed. Munaasabadda lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Heshiisyada Horumarineed Ee Aan La Galnay Mareykanka Iyo Qatar Waxa Ay Sii Xoojinayaan Xiriirka Haatan Naga Dhaxeeya Dowladahaas” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay yihiin kuwa ka tarjumaya horumarka ay dowladdu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Saldhigga Suuqa Gaalkacyo Oo Ku Dhintey Qarax Loogu Xirey Gaarigiisa Cali Ibraahim Cali (Cali Magafe) oo ahaa taliyahii saldhigga suuqa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku dhintey qarax ka dhacay magaaladaasi. Wararka waxay sheegayaan gaariga taliyaha uu ku qarxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Tamarta Oo Daah Furtay Mashruuca Biyo Siinta Reer Miyigi Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay daah furtay mashruuca biyo siinta reer Miyiga. Munaasabadda mashruucan lagu daah furayey oo ka dhacday…