1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubaland Iyo Mukhtaar Roobow Oo Ku Kulmay Kismaayo Madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhowaan ku dhowaaqay inuusan ka tirsaneyn Xarakada Al-shabaab. Roobow ayaa shalay gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, balse u abaabulan qaab beeleed ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhex Dhacay Hoyga Guddoomiyaha Deegaanka Fafaxdhuun Ee Gedo Iyo Khasaare Ka Dhashay Wararka ka imaanaya deegaanka Fafaxdhuun ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in qarax xooggan uu ka dhex dhaca hoyga uu deggan yahay guddoomiyaha deegaankaasi Aadan Shuluq Nuunow, waxaana qaraxaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Xaaf iyo xubnaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Oo Somaliland Ka Codsaday In La Fuliyo Qodobadii Ay Kula Heshiiyeen Khaatumo Hoggaamiyaha maamulka la magac baxay Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka dalbaday hoggaanka cusub ee Somaliland, iney fuliyaan heshiiskii ay la galeen maamulkiisa. Wuxuu sheegay in shacabka Khaatumo ay doonayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Codka u Qaadaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018 Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta codka u qaadayaan miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018. Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo La Caleemo Saaray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhow waxaa lagu caleema saaray magaalada Haregeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed. Madaxweyne hore Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xilkaan wareejiyey, waxaana munaasabaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Al-shabaab Oo Gacanta Midig Ka Jaray Wiil 19 Sano Jir Ah Wararka ka imaanaya deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaab ay wiil 19 sano jir ah ku fuliyeen xukun gacan goyn ah. Maxkamad la sheegay iney…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Soomaaliya Taladeeda Meel Xun Bay Ku Socotaa” Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaliilay hannaanka uu u shaqeynayo madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Waxa uu tilmaamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Rajo Ka Muujiyey In IMF Cafiso Deymaha Lagu Leeyahay Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in kulamo ay la yeesheen madaxda hay’adda IMF kuwaa oo qaatay muddo Shan maalin ah loogana hadlay arrimaha…