2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Axmed Shire “Sii Deyntii C/raxmaan Cabdi Shakuur Waxay Ka Dhigan Tahay Dib Usoo Celinta Dowladnimadii” Siyaasi Axmed Shire oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in sii deyntii maxkamadda gobolka Banaadir ee C/raxmaan Cabdi Shakuur ay ka dhigan tahay cadaaladdii oo dib usoo noolaatay. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Iney Sabab u Tahay Dilal Ka Dhacay Laascaanood Waxgaradka iyo culimada ku sugan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacay magaaladaasi, Waxay sheegeen in Somaliland ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga, Doorashooyinka Iyo Qodobo Kale Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga, Sharciga Adeega…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka DFS Oo Deeq Dawo Ah Gaarsiisay B/weyne Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxay deeq dawo ah gaarsiisay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka. Wasiirka wasaaraddaasi Fowsiya Abiikar Nuur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Cabdi Shakuur “Waa Laga Gudbay Xilligii Qori Caaradiis Wax Lagu Maquuninaayey” Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo saxaafadda la hadlay kadib markii ay dambi ku weysay maxkamada gobolka Banaadir ayaa si kooban uga hadlay arrimo dhowr ah. Ugu horreyn wuxuu u mahadceliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Dambi Ku Weysay C/raxmaan C/shakuur Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay dacwaddii loo haystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ay dowladda ku eedeysay qiyaano qaran. Waxay maanta maxkamadda dhageysatay dacwaddii loo haystay Shakuur, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda federaalka Soomaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo La Sii Daayey Waxaa habeenkii xalay ahaa lasii daayey siyaasi C/raxmaan Cabadi Shakuur Warsame oo u xirnaa dowladda Federaalka Soomaaliya. Dedaal badan oo ay sameeyeen Xildhibaanno, siyaasiyiin, waxgarad, odoyaal dhaqameed, madaxweynaha Galmudug, kan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maalinta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo Laga Xusay Muqdisho Munaasabad loogu dabaaldeyey 74-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxay munaasabadan ka dhacday Akadeemiyadda ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 74-aad tan iyo markii…