1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Lamu, Kenya Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar saf ballaaran ah ay ku qaadeen gabaldhacii Taladaada (shalay) kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Kenya. Ciidamada Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Galmudug Oo Lagu Eedeeyay Iney Jabiyeen Qodob Kamid Ah Dastuurka Maamulka Xildhibaan C/wahaab Cali Maxamuud oo ah guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka golaha wakiillada Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay ka maqnaanshiyaha deegaanka dhammaan mas’uuliyiinta ugu sarreysa maamulkaasi oo hadda midkoon aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xuseen Carab Ciise “Xerada Turkiga Ee Muqdisho Waxaan Kusoo Aragnay Shaqo Wanaagsan” Guddoomiyaha guddiga difaaca ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise ayaa Goobjoog u faah faahiyey kormeer ay ku tageen xerada ciidan ee Turkiga ka furay magaalada Muqdisho. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay In Duqeyn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsan Daacishta Soomaaliya Dowladda Maraykanka, gaar ahaan taliska ciidamadaasi ee ku sugan Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Daacishta Soomaaliya iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washinton: Tijaabada Gantaalka Cusub Ee Kuuriyada Waqooyi Waa Handadaad Caalami Ah Wasiirka gaashaadhigga Mareykanka James Mattis ayaa sheegay in Kuuriyada waqooyi ay tijaabisay gantaalka is kaga gudba qaaradaha,waxa uuna arrintaasi ku tilmaami handadaad ka dhan ah amniga caalamka. Wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Madax Furasho Ku Siidaayey Qaar Ka Mid Ah Maal-qabeenadii U Xirnaa Madaxda Sacuudiga ayaa siidaayey Amiir Mutaib bin Abdullah oo ahaa wasiirkii hore ee ilaalada qaranka Sacuudiga ka dib 3 todobaad oo uu xirnaa sida ay sheegeen mas’uuliyiin sacuudiyiin ah. Mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Aqbashay Natiijada Doorashadii Dhacday 13-kii November Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii 13-kii bishan ka dhacday deegaannada Somaliland. Waxay maxkamaddu go’aamisay in doorashada madaxtooyada Somaliland ay ku guuleysteen musharraxiintii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Kacaya $200 Oo Milyan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Qatar ayaa maanta waxay magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen mashaariic horumarineed oo ku kacaya 200 Milyan oo doolarka Maraykanka ah. Goobta heshiiskan lagu gaarayey waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Lagu Wareejinayo Maxaabiis Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Seychelles Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar oo ku sugan Seychelles ayaa sheegay in dowladda Federaalka lagu soo wareejin doono maxaabiis Soomaaliyeed oo xabis ku yaalla dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nuxurka Wadahadalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu shir uga furmayaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Wasiirkii hore ee dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan Maxamed Cali…