1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kaxda Oo Sheegay Iney Wax Badan Ka Qabanayaan Amniga Dadka Ku Nool Kaamamka Ku Yaalla Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan amniga dadka ku nool kaamamka ku yaalla degmadaasi, kadib markii ay soo bateen falalka amni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Soo Magacaabista Golaha Wasiirada Ee Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee soo magacaabista golahiisa wasiirada cusub. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in madaxweyne Waare uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ajaaniib Ah Ciidanka badda maamulka Puntland ayaa dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib kusoo qabqabtay howlgal ay ka sameeyeen xeebta Garacad ee gobolka Mudug. Guddoomiyaha deegaanka Garacad C/nuur C/laahi Xirsi oo wareysi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dhageystay Dacwada Rag Loo Haysto Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay markii Labaad dhageystay dacwada 4 nin oo loo haysto qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho. Raggan ayaa markii Labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ciidamo Badan Geysay Deegaanka Garacad Ee Mudug Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu ciidamo badan geeyay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, kuwaasi oo lagu xoojinayo amniga deegaankaasi iyo deegaannada hoosyimaada. Ciidamadan la geeyay deegaanka Garacad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Maanta Khudbad Ka Jeedinaya Golaha Shacabka Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xumad ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah uu khudbad ka jeediyo xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka xildhibaannada shacabka ay leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasi Sheegay In Carqalad Siyaasadeed Ka Dhalan Karto Dalabkii Dowlad Goboleedyada Usoo Jeediyeen Aqalka Sare Siyaasi Cabdi Xaashi C/salaam oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in carqalad siyaasadeed ay ka dhalan karto dalabkii 23-kii bishan ay maamul goboleedyada u jeediyeen aqalka sare ee baarlamaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Sameeyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen deegaanno dhowr ah oo hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cumar Madoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare: Federaalka Aan Ku Dhaqanno Ama Aan Iska Deyno Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka iyo xafiiska madaxweyne Farmaajo ay hareer mareen heshiis ay 5-tii bishan ku gaareen magaalada Muqdisho dowladda Federaalka iyo maamuyl…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Cambaareeyay Qaraxii Ka Dhacay Masjid Ku Yaalla Masar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay qarax Jimcihii shalay ka dhacay masjid ku yaalla dalka Masar, kaasi oo ay ku dhinteen 235 qof.…