1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Maanta Ku Shiraya Jabuuti Shir gogol xaar u ah wada hadalka Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacaya dalka Jabuuti. Shirkaan oo uu wado urur goboleedka IGAD ayaa lagu heshiisiinayaa maamulladan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Wasiir Hore Oo Dhaliilay Maamulka C/weli Gaas (Dhageyso) Wasiirkii hore ee warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan Jaamac Soocadde ayaa xukuumadda madaxweyne Gaas ku eedeeyay inay dayacday gobollada Sool iyo Sanaag. Soocadde ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog wuxuu kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Hadal Ka Jeediyey Shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee Isbahaysiga la dagaalanka Argagixisada Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee isbahaysiga la-dagaalanka argagixisada. Waxana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Ku Wadahadlaya Jabuuti Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa lagu wadaa in Isniinta berri ah (27-11-2017) wadahadal uga furmo magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dhallinyaro Si Iskood Ah u Bilaabay Qurxinta Magaalada Qaar kamid ah dhallinyarada ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa magaaladaasi ka bilaabay Olole ay dib ugu soo celinayaan bilicda magaaladaasi. Dhallinyaradan oo la hadlay Goobjoog ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabo Maanka Dooriya Iyo Raggii Isticmaalayey Ciidamada Booliiska ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho waxay kusoo qabteen waxyaabo maanka dooriye, rag iibinayey iyo kuwo isticmaalayey. C/fitaax Cumar Xalane,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Godobjiraan Ee Nugaal Oo Weli Ka Kabsan Saameyntii Abaarta Guddoomiyaha cusub ee degaanka Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka dayriyey xaalada Abaareed ee ka jirta deegaankaasi. Guddoomiye Axmed yare oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in xaalad adag ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurrada Duumada Iyo Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud Maamulka deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in cudrro ay ka dilaaceen deegaankaasi, kuwaasi oo u baahan in si degdeg ah wax looga qabto. Guddoomiyaha deegaankaasi Daahir Dhago-badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muqdisho Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgeliyey Adeeg Kuu Sahlaya Inaad Wax Ku Iibsato Adiga OO Gurigaag Jooga Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay waxaa laga bilaabay adeeg si Online ah ay dadka ugu dukaameysan karaan iyaga oo guryahooda jooga. Maxamed Maxamuud Nuur Shiine, waa aas aasaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Camey “Ma Ogolaan Doonno In Tacaddi Loo Geysto Haweenka” Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay kiis isku day kufsi oo lagu eedeeyay inuu ku kici rabay askari ka tirsan ciidanka…