1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Bari Oo Sheegay In La Qabtay Dad Ka Shaqeynayey Falal Amni Darro Maamulka Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in magaalada Boosaaso ay ku qabteen dad ka shaqeynayey falal amniga ka dhan ah, islamarkaana shacabka lagu kicinayey. Yuusuf Maxamed Waceys, guddoomiyaha gobolkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadani Oo Fariin u Direy Taageerayaashiisa Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa fariin u direy taageerayaasha xisbigooda ee ku sugan guud ahaan deegaannada maamulka Somaliland. Waxa uu sheegay Cirro in shacabka laga doonayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashadii Somaliland Oo Maanta La Shaacinayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada Somaliland uu ku dhowaaqo natiijada doorashadii 13-kii bishan. Xubno ka tirsan guddiga aya sheegay in lasoo dhammeeyay tirinta dhammaan cododkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Xoojiyey Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Dowladda Maraykanka aya waxay xoojisay ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya, kuwaasi oo ka qeybqaata howlgallada lagu baacsanayo Al-shabaab iyo Daacish. Saraakiil ka tirsan wasaradda difaaca ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Sheekh Maxamed Bin Zayed Oo Arrimo Dhor Ah Ka Wada Hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caruurta Adduunka Oo Laga Xusay Muqdisho Munaasabadda xuska maalinta Caruurta adduunka ayaa maanta lagu qabtay xarunta gabdhaha agoonta degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin u dooda xuquuqda caruurta. Sagal Cali Maxamuud oo kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Buuraha Galgala, Gobolka Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ay howlgallo ballaaran ka wadaan buuraha Galgala oo la aaminsan yahay iney ku jiraan dagaalyahanno ka tirsan Daacishta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Ee Loo Qaadey Sudan Oo Qaarkood Maanta Lagu Soo Celinayo Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan qaar kamid ah dadkii 14-kii October ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Zoobe, gaar ahaan kuwii loo qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Laga Leeyahay Talyaaniga Oo Qabtay Rag Burcadbadeed Ah Markab laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa gacanta ku dhigey Lix nin oo burcad Badeed ah, kuwaasi oo la sheegay iney doonayeen iney qafaashaan markab xamuul siday. Markabka raggan qabtay ayaa…