1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018 Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeynayaa miisaaniyadda dowladda ee 2018. Wasiir Bayle…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Soo Saartay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay 10 – 15 November 2017. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Soo Saaray Digniin Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka digey in la dhisto dhulka ay leeyihiin ciidanka Asluubta kuna yaalla nawaaxiga Isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Goob joogayaashiisa Kala Baxay Doorashada Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa lagu soo waramayaa inuu kala baxay ergadii goob joogga uga hayd tirinta cododka ee doorashooyinkii dhacay 13-kii bishan. Waxaa la sheegayaa in xisbigan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Oo Soo Dhoweeyay Dib u Eegista Dastuurka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sheegtay In Cutubkii Ugu Horreeyay Ee Ciidamada AMISOM Ka Baxeen Tuulada Ciyaaraha Muqdisho Wasiir ku xigeenka ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in cutubkii ugu horreeyay ee ciidamada AMISOM ay ka baxeen Tuulada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Meelmariyey Xeerka La Dagaalanka Daabulka Iyo Ka Ganacsiga Dadka Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa meelmariyey xeerka la dagaalanka daabulka iyo ka ganacsiga dadka. Xeerkan ayaa ahaa mid horey loogu gudbiyey baarlamaanka Puntland, waxaana akhrin iyo ka doodis kadib la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Laga Gaaray Hanaanka Loo Soo Magacaabayo Wasiirada Hirshabelle Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle iyo Xildhibaanno ka tirsan Maamulkaasi ayaa heshiis ka gaaray hanaanka loo soo dhisayo Xukuumada Cusub ee Hirshabelle. Kulan habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Jowhar, una dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Farqiga u Dhaxeeya Go’aankii Xukuumadda Ee Dhiibista Qalbi Dhagax Iyo Qaraarkii Golaha Shacabka Ka Gaaray Arrintaasi Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka aragti dhiibtey farqiga u dhaxeeya go’aankii xukuumadda ka qaadatay dhiisbitii Qalbi Dhagax iyo sidoo kale qaraarkii shalay baarlamaanku ansixyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muran Ka Jiro Magacaabista Wasiirada Cusub Ee Maamulka Hirshabelle Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, muran ayaa ka jiro soo magacaabista wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle. Xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi qaarkood ayaa waxay…