1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Mar Kale Ka Digtey Weeraro Al-shabaab Ka Fuliyaan Mandhera Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney jirto cabsi ku aadan in Xarakada Al-shabaab ay weeraro ka geystaan magaalada Mandhera iyo magaalooyin kale oo dalkaasi ah. Sarkaal u hadlay ciidanka Kenya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Heshiis La Saxiixday Danjiraha Shiinaha Ee Soomaaliya Madaxweynaha dawlad Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa 18 Nov 2017 si wada jira shir jaraa’iid ugu qabtay qasriga Madaxtooyada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Odowaa “Ma Aaminsani Ineysan Madaxdu Ogeyn Arrinta Qalbi Dhagax” Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanu aamisaneyn in madaxda dowladda Federaalka ah aysan ka war hayn markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gaalkacyo Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Horumarka Magaalada Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Xersi Yuusuf ayaa shacabka ku dhaqan magaaladaasi ugu baaqay iney ka shaqeeyaan horumarka guud ee magaaladaasi. Waxa uu tilmaamay mudane Yuusuf in muhiim ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Cirro “Ciidamada Waxaan Leeyahay u Tura Shacabkiina” Guddoomiyaha xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ciidamada ammaanka looga baahan yahay iney shacabka u turaan oo aanay u adeegsan rasaasta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Warbixin Ka Dhageysan Doona Guddigii Loo Xilsaaray Arrinta Qalbi Dhagax Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay warbixin ka dhageystaan guddigii loo xilsaaray arrinta Qalbi Dhagax. Waxay guddigan ay golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Xariiri Oo u Dhoofay Paris Ra’iisulwasaarihii iscasilay ee Lebanon Sacad Xariri ayaa u duulay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska,sida uu sheegay telefishinka ay leeyihiin qoyskiisa. Xariri ayaa beeniyey warar sheegaya inuu ku xiranyahay Sacuudiga waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Qodobo Kale Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirwynaha Culumada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Soo Bandhigtay Magacyada Rag Ka Tirsan Al-shabaab Oo Laga Soo Qabtay Afgooye Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada rag ka tirsan Al-shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen ciidamada dowladda degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wasiirka amniga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xaawo Cabdi ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa…