Hay’adaha ku shaqada leh dib u eegista dastuurka oo kala saxiixday heshiis wadashaqayn Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga kor-joogteynta dib-u-eegusta dastuurka ee labada Aqal, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo hergalinta Dastuurka ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah si loo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Zibabwe: Ciidamada Oo Sheegay Inay Beegsanayaan Dambiilayaasha Afhayeenka ciidamada Zimbabwe ayaa war-saxaafadeed si toos ah oga aqriyey telefishinka qaranka dalkaasi,isaga oo tilmaamay in ciidamada ay beegsanayaan dadka dambiilayaasha ah. War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in dalka uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2018, Hambalyana u Direy Somaliland Shir gaar ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey miisaaniyadda 2018 isla markaasna hambalyo loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Al-shabaab Waa Koox Luntay Oo Badi Ah” (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo Uganda. Kulankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Deegaanka Weedow Ee Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay in loo adeegsaday gaari ayaa deegaanka Weedow ee magaalada Muqdisho waxaa lagula eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamada AMISOM. Goob jooge ayaa sheegay in gaari NOAH ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Bil Kadib Qaraxii Zoobe Waa Sidee Xaaladda? 14-kii October qarax ay ku dhinteen in ka badan 300 oo qof, kuna dhaawacmeen kuwo kale ayaa xilli galab ah wuxuu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxaa hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Tirinta Codadka Doorashada Oo Socota Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Somaliland ayaa waxay sheegayaan iney socoto haatan tirinta codadka doorashooyinkii ay shacabka u dareereen. Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegaya in haatan meel dhammad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, waxaa lagu wadaa in manta oo Talaado ah magaalada Kismaayo ka furmo shir ballaaran oo amniga looga hadlayo. Waxaa shirkaan ka qeybgalaya wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada: 10 Kamid Ah Dhaawacyadii Loo Qaaday Turkiga Oo Maanta Dib Loogu Soo Celinayo Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in dib loogu soo celiyo magaalada Muqdisho, 10 kamid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga, kuwaasi oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Zoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Haweenka Soomaaliyeed Waa Inay Hormuud u Noqdaan Xoreynta Dalka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka oo soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha, isla…