1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaan lagu magacaabo Buulo Mareerey oo qiyaastii 5-KM u jira deegaanka Basra. Goob joogayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Duulista Hawada “Amniga Garoonka Waa Hagaagsan Yahay, Shaqaduna Sideeda Ayeey u Socotaa” Wasiirka wasaaradda duulista hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomar ayaa sheegay in aanu jirin wax amni darro ama cabsi amni oo ka jirta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Khasaare Ayaan Gaarsiinnay Al-shabaab Maamulka K/galbeed ayaa sheegay iney khasaare soo gaarsiiyen dagaalyahannada Al-shabaab oo ay kula dagaallameen gobolka Baay. Guddoomiyaha degmada Berdaale ee gobolka Baay, Cali Cadow oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay Iney Dileen Ku Dhowaad 100 Kamid Ah Dagaalyahannada Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay iney dishey ku dhowaad 100 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kadib weeraro ay Jimcihii iyo Sabtidii la soo dhaafay ka fuliyeen deegaano ay Al-shabaab kaga sugnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Faah-faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa K/galbed iyo Al-shabaab oo dhinac ah, kaasi oo ka dhacay deegaanka Awdheegle ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow “Ciidamada Amniga Waxay Dileen 81 Ka Tirsan Maleeshiyada Al-shabaab” Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamada Amniga ka sameeyeen gobollada Shabellaha Hoose, Shabellaha Dhexe iyo Jubooyinka. Wuxuu sheegay wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga Oo Beesha Caalamka Ay Goob Joog Ahayd Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Difaaca Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Ee Ku Sugan Cadaado Wasiir ku xigeenka wasaaradda difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wafdigan waxaa kusoo dhoweeyay magaaladaasi saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedya Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shirweyne wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan wasaaradaha Arrimaha gudaha ee maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Lacag Dul Dhigtay Madaxa Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa lacag dul dhigtay madaxa Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasaaradda amniga gudaha ee Kenya ayaa sheegtay in Labadan nin ciddii soo…