1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Booliiska Jubbaland Oo Puntland Ku Wareejiyey Nin Kufsi Ku Eedeysan Ciidamada Booliiska ee maamulka Jubbaland ayaa maanta isaga oo gacmaha ka xiran waxay Puntland ku wareejiyeen nin ku eedeysan kufsiga gabar yar oo 16-sano jir ah, Xabadna uga dhuftay xubinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Oday Dhaqameed Ka Hadlay Doorashada Ka Dhaceysa Sool Iyo Sanaag Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka C/weli Gaas sida uu sheegay inuu ka gaabiyey arrimaha gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay Nabadoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ahaa ka dhacday deegaan 7-km qiyaastii u jira degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Diyaaradahan ayaa la sheegay iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dadka Mucaarada Dowladda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ioo xalay ka qeybgalay kulan ka dhacay Muqdisho oo loogu magac daray nabadeynta degmooyinka ayaa ka hadlay arrimo badan. Waxyaabaha uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirrada oo looga Hadlay Amniga iyo Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran qaar kamid ah Dalalka Caalamka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ololaha Doorashada Somaliland Oo Gabogabo Maraya Olalaha Doorashada Maamulka Soomaaliland ayaa maraya heer gaogabo ah xilli Afar maalin kadib deegaannada maamulkaasi ay ka dhici doonto doorashada madaxtinimo. Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta dhigay ololihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Laabtay Baydhabo Xilli Mooshin Ka Yaallo Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Shariif Xasan ayaa cadaadis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduule Caanood Oo Ka Warbixiyey Howlgalka Ciidanka Xoogga Dalka Ee Sh/dhexe Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa ka warbixiyey howlgalka ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Abaanduulaha oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Wadada Warshadaha Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo barqanimadii maanta ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare geystay. Miinadan ayaa la sheegay iney ku aasneyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Oo Geeriyoodey Taliyahii ciidanka ilaalada waddooyinka Cali Maxamuud Cali ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa uu ku dhintey magaalada Muqdisho. Ehlada Marxuumka ayaa xaqiijiyey in maalmahan dambe uu xanuunsanaa, islamarkaana…