1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Kalfadhigga Afaraad Ee Baarlmaanka Jubbaland Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari , guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari iyo xildhibanno ka tirsan Labada aqal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Oo La Kulmay Saraakiisha Ugu Sarreysa Ee Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta wuxuu kormeer ku tagay xarunta wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa halkaasi kula kulmay ku simaha wasiirka difaaca iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Banaan Ee Dib u Heshiisiinta Qaran Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhexe Maray Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga madaxa banaan ee dib u heshiisiinta qaranka ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiskii ay 5-tii bishan magaalada Muqdisho ku gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle “Ma Jirto Canshuur La Kordhiyey” (Dhageyso) Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in aysan jirin Canshuur la kordhiyey, ayna tahay been abuur. Waxa uu tilmaamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegtay In Al-shabaab Ka Saarayaan Meelaha Ay Dalka Ka Joogaan Madaxa howlgallada AMISOM Francisco Madeira oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan howlgallada AMISOM iyo waxyaabaha kaga aadan dagaallada ay dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Kahor Yimid Doorashooyinka Somaliland Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxay kaga horyimaadeen in doorashooyinka Somaliland lagu qabto deegaannada lagu muran sanyahay iyo kuwa xuduudaha ah. Kulankan oo uu shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe Oo Sheegay In La Dardargelinayo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa faah faahin ka bixiyey shirkii uu magaalada Muqdisho uga qeybgalay. Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma Dhabbaa In Sicir Barar Uu Ka Jiro Magaalada Boosaaso Ee Bari? Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar soo baxay maalmahan oo sheegayey in sicir barar uu ka jiro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Ku Baaqay In Wasiirada Aan Lagu Soo Darin Shaqsiyaad Ka Tirsan Baarlamaanka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa madaxweynaha kula taliyay in xukuumaddiisa cusub uusan ku soo darin xubnaha baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaan Nuur Xaashi ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobo Laga Raaco Basaska Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyey goobo laga raaco basaska, dadkuna ay kusii sugi karaan. Wadada Makka Al-mukarrama, gaar ahaan dhanka degmada Hodon ayaa waxaa laga hirgeliyey goobo…