2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qodob Oo Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Aqalka Sare? Mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo muhiim ah. Waxaa kulankii maanta shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka Koowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Saameeyay Dadka Barakacayaasha Ah Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Xalay saq dhexe illaa iyo saakay waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan, kaasi oo saameeyay dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada. Roobka ayaa bilowday abaare 2-dii saq dhexe…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Warbaahinta Dowladda, Maamul Goboleedyada Iyo Kuwa Madaxa Banaan 31Oktoober – 04 November 2017: Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka, Danjireyaasha dalalka Ay ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya iyo AMISOM Oo Ka Wada Hadlay Qorshaha Abaabulka Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa kulan muhiim ah la yeeshey hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo La Hormarinayo Wasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay iney wadaan qorshe ay ku hormarinayaan wasaaraddaasi. Wasiirka oo ka hor hadlayey qaar kamid ah shaqaalaha wasaaraddaasi ayuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Milkiilayaasha Gaadiidka Xamuulka Oo Cabasho Ka Ah Wareegtadii Guddoomiye Taabit Milkiilayaasha gaadiidka Xamuulka ee Muqdisho ayaa ka cabayana wareegto dhowaan uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi, taasi oo lagu sheegay in gaadiidka Xamuulka gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Qorsheynta Oo Golaha Shacabka u Sharaxay Sharciga Tirakoobka Qaranka Wasiirka qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka hor akhriyey hindise sharciyeedka tira-koobka Qaranka. Wasiirka ayaa xildhibaannada golaha shacabka u sheegay in sharcigani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Muwaadiniinteeda Ku Wargelisay Iney Faarujiyaan Muqdisho Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda ku ammartay iney si degdeg ah uga baxaan magaalada Muqdisho, kadib markii xafiiska howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya soo saaray warbixin digniin ah. Waxaa warbixinta lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Diyaariyey Ciidamo Al-shabaab Kula Dagaallama Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidamo badan oo gobolka Gedo kula dagaallama dagaalyahannada Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulkaasi C/rashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in ciidamadan yihiin kuwo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Lagu Diley Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan bistoolado ay halkaasi ku dileen qof la sheegay inuu deegaanka ahaa. Ninka la diley…