1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Boosaaso Oo Si KMG Ah u Shaqo Bilowday Waxaa dib si KMG ah u shaqo bilowday dekadda weyn ee magaalada Boosaaso kadib markii aanay shaqeyn ku dhowaad 7 cisho, muranno soo kala dhexgalay ganacsatada iyo shirkadda DP World.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Weerar Ku Ah Deegaanno Hor Leh Oo Ay Ku Sugan Yihiin Al-shabaab Iyo Daacish Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka go’an tahay sidii ay ula dagaallami lahaayeen Xarakada Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Duqeyntii Diyaaradaha Dagaalka Ka Geysteen Gobolka Bari Duqeymo diyaaradeed ayaa ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Bari halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaal-yahanno ka tirsan kooxda isku magacowda dowladda Islaamiga. Warar ka soo baxaya ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamulka Goboleedyada Shirka madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa weli ka socda magaalada Muqdisho. Shirkani uu shir guddoominayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ka qeyb galay wasiirka koobaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 58 Hay’ad Oo Maraykanka Ka Codsaday In La Cunoqabateeyo Mas’uuliyiinta Myanmar 58 ka tirsan hay’adaha xaquuqul insaanka ayaa waxay ugu baaqeen xukuumadda washinton inay cunnoqabateyn ku soo rogaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Hay’adahaan ayaa waxay ku eedeeyeen mas’uuliyiintaan inay lug ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Qaramada Midoobay Oo Lagu Eedeeyay Inay Geystaan Tacadiyo La Xiriira Jinsiga Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay la kulantay 31 cabasho oo ka dhan ah shaqaalaheeda kuwaas oo ku saabsan inay geysteen tacadi jinsiyadeed. Arrinkaani ayaa waxay geysteen shaqaalaha qaramada midoobay intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Caawa Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari ayaa goor dhow oo caawa ah waxa uu ka dhacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo waxyeello soo gaarsiiyey shacab halkaasi ku sugnaa. Goob joogayaal ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amniga Qaranka Oo Ansixiyey Qorshaha Difaaca Qaranka Golaha amniga qaranka oo shirkoodii Labaad maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay meelmariyeen qorshaha difaaca qaranka. Shirkaan oo arrimo badan looga hadlay waxaa shir guddoominayey madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada Galmudug Oo Sameeyay Howlgal Miino Saaris Ah Howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka Galmudug iyo kuwa Miino baarista ayeey ku guuleysteen iney soo saaraan Miino aan weli qarxin, taasi oo ku duugneyd waddo muhiim ah oo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:War Waxgaradka Soo Xulay Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xaaladda Dalka Ah Waxgaradka 135-ka ah ee soo xulay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo badan oo ku aadan xaaladda…