1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Dhallinyarada Oo Shaqo La’aan Ka Cabanaya (Dhageyso) Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraaan ayaa ka cabanaya shaqo la’aan ku haysata Magaladaasi kadib markii ay qaarkood in muddo ah ku guda jiren Waxbarashada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ololaha Doorashada Somaliland Oo Gabogabo Ku Dhow Waxaa gabagabo ku dhow olalaha Doorashadda Maamulka Somaliland xilli bishaan lagu wado inay ka qabsoonto deegaannada maamulkaasi doorasho qof iyo cod ah. 11-ka bishaan ayaa lagu wadaa in lasoo gunaanado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Waxaa La Idin Kaga Fadhiyaa Inaad Door Lixaad Leh Ka Qaadataan Ciribtirka Al-shabaab” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ay tababareen isla markaana qalabeeyeen dawladda Imaaraadka Carabta, lagu wareejinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Labo Qof Oo Ku Dhimatay Rasaas Ay Fureen Ciidamada Puntland Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in Labo qof ay ku dhimatay magaaladaasi, kadi rasaas ay askar ka tirsan ciidanka Puntland ku fureen dad…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Bayle Oo Maanta Hortagay Xildhibaannada Golaha Shacabka Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabadiraxmaan Ducaae Bayle ayaa maanta hortagay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo xildhibaannada ka hor akhriyey Hindise Sharciyeedka hab maamulka maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Deegaanno Al-shabaab Kaga Sugnaayeen Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay dagaal kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaas, kuwaasi oo ay maamuli jireen Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Socda Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan dibadbaxyo ballaaran oo ay dhigayaan shacab aad u badan. Dadka ayaa ka banaanbaxaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Waddooyinka Oo Lagu Suray Nalalka Cadceedda Ku Shaqeeya Maamulka Gobolka Gedo iyo degmada Baardheere ayaa xalay fiidnimadii isugu yimid wadada goobaha lagu xeray leyrarka cadceedda ku shaqeeyo ee laga hirgeliyay, waxaana tallaabada iyo adeegganba soo dhaweeyay dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhallinyarada Muqdisho Oo La Xisaabtamaya Dowladda Federaalka Kulan ay ka qeybgaleen dhallinyarada Muqdisho ayaa looga hadlay arrimo badan oo dhanka ammaanka u badan. Dhallinyarada kulankaan ka qeybgalay ayaa sheegay in dowladda Federaalka aanay wax badan ka qaban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Ka Warbixiyey Halka Ay Mareyso Muranka Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed Cali Daahir ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu faah faahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay mareyso muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya…